25/06/2026
Hambalyo 26-ka Juun!
26-ka Juun waa astaan xorriyad, gobannimo iyo halgan. Maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska, weligeed waxay ku suntan tahay taariikhda qarankeenna.