08/03/2025
Maalinta 3 - Taxanaha 30 Maalmood & 90 Cashar 📖✨
Maanta waa maalinkeenii saddexaad ee taxanaha 30 maalmood & 90 cashar, waxaana ku arkaynaa saddex cashar oo muhiim ah:
1️⃣ Waalidku Waa Inuu Carruurtiisa Tusaale Wanaagsan U Noqdo
2️⃣ Ku Deddaal Xuska Alle
3️⃣ Dhis Dulqaadkaaga Bisha Ramadaan
📌Kala soco taxanahan maalinkasta bartaheyga gaarka ah ➡️
Facebook: https://www.facebook.com/slahuddinmohamed/
Instagram: https://www.instagram.com/slahudinmohamed/
LinkedIn: https://www.linkedin.com/in/salahudin-mohamed/
#