Saxaab Digital Printing Services

Saxaab Digital Printing Services SAXAAB DIGITAL PRINTING SERVICES (XARUNTA DAABACAADDA EE SAXAAB)

Ramadan Kareem โœจ๐ŸŒ™  Waxaan dhammaan Macaamiisha Saxaab iyo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaynaa Curashada Bisha Barak...
17/02/2026

Ramadan Kareem โœจ๐ŸŒ™
Waxaan dhammaan Macaamiisha Saxaab iyo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaynaa Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadan.

Waxaan qeyb ka nahay Xafladda Daahfurka Dhiig Bixiyeyaasha KGS oo Maalinta beri ah lagu daahfuri doono magaalada Baydhab...
19/11/2025

Waxaan qeyb ka nahay Xafladda Daahfurka Dhiig Bixiyeyaasha KGS oo Maalinta beri ah lagu daahfuri doono magaalada Baydhabo

Ururka Yabooha Dhiiga Koonfur Galbeed waxaa sharaf weyn u ah in Mudane : Mohamed Abdullahi Aadan , Madaxa Hal Abduurka Shirkada Daabacada Saxaab, uu ka mid noqdo Marti Sharafta Lagu Casuumay Xafladda Daahfurka Olalaha Wacyigelinta iyo Diiwangelinta Dhiig Bixiyaasha KGS, taas oo dhawaan laga daahfuri doona magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Ururku waxaa uu soo dhoweynaaya qof walba oo raba in uu qeyb weyn ka qaato Munaasbadan Daahfurka ah.

Saxaab Digital Printing Services extends its sincere appreciation to all who contributed to the success of todayโ€™s exhib...
18/11/2025

Saxaab Digital Printing Services extends its sincere appreciation to all who contributed to the success of todayโ€™s exhibition showcasing TIIROW HOSPITALโ€™s Achievements & Progress from 2010 to 2025.

We express our heartfelt gratitude to our representative, Eng. Mohamed Abdullahi Aden, for professionally accepting the award on behalf of Saxaab and for continuously upholding the values and excellence our brand stands for.

We also extend our deepest thanks to TIIROW HOSPITAL and the organizing committee for honoring our teamโ€™s creative contribution to their printing and design materials. The recognition is truly appreciated.

Thank you for the trust, the collaboration, and the continued partnership.
Saxaab remains committed to quality, creativity, and service.

Mid ka mid ah macaamiisheena qaaliga ah Bay Accountancy Institute ayaan u fulinay Adeeg Branding Dhameystiran iyo Daabac...
22/09/2025

Mid ka mid ah macaamiisheena qaaliga ah Bay Accountancy Institute ayaan u fulinay Adeeg Branding Dhameystiran iyo Daabacaad oo si qurux badan loo sameeyey.
Waxaan u abuurnay muuqaal xirfad leh oo kor u qaaday sumcaddooda iyo kalsoonida macaamiishooda.

Adiguna ma rabtaa in shirkaddaada ama hayโ€™addaada ay hesho branding casri ah oo soo jiidasho leh?
โœ… Naqshad xirfad leh
โœ… Daabacaad tayo sare leh
โœ… Adeeg dhameystiran oo degdeg ah

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aan ugu sameyno summad (brand) qurux badan oo kuu gaar ah! 61 3897115

Ugu Hambalyeey Guushooda ๐ŸŽ‰U samee Xusuus Qurux Badan Wiilkaaga, Gabadhaada, Walaalkaaga ama Walaashaada oo guul ka gaara...
21/08/2025

Ugu Hambalyeey Guushooda ๐ŸŽ‰
U samee Xusuus Qurux Badan Wiilkaaga, Gabadhaada, Walaalkaaga ama Walaashaada oo guul ka gaaray Imtixaanka Fasalka 8aad.
๐Ÿ‘‰ Ku dhiiri-geli hadyad gaar ah, kuna xafid natiijadiisa A4 Glass Frame oo tayo sare leh oo aan kuugu sameyno Saxaab Digital Printing Services.
โœ… Qurux iyo sharaf gaar ah
โœ… Naqshad casri ah & tayo sare
โœ… Hadey tahay dhiirigelin ama xusuus joogto ah

๐Ÿ“ž Dalbo maanta oo farxad u samee maalinta guusha!

Macamiil, Saxaab Digital Printing Services waxaa ay kuu sameynayaan ๐˜พ๐™ง๐™ฎ๐™จ๐™ฉ๐™–๐™ก ๐˜ผ๐™ฌ๐™–๐™ง๐™™๐™จ tayo sare leh oo loogu talo galey in ...
17/08/2025

Macamiil, Saxaab Digital Printing Services waxaa ay kuu sameynayaan ๐˜พ๐™ง๐™ฎ๐™จ๐™ฉ๐™–๐™ก ๐˜ผ๐™ฌ๐™–๐™ง๐™™๐™จ tayo sare leh oo loogu talo galey in la guddoonsiiyo ama lagu muujiyo guusha, dadaalka iyo abaalmarinta gaarka ah.

โœ… Naqshad Qurux leh & tayo sare
โœ… Astaan iyo qoraal kuu gaar ah
โœ… Ku habboon Shirkadaha, Hayโ€™adaha, Dugsiyada, Jaamacadaha & munaasabadaha gaarka ah

Nagala soo xiriir 61 3897115

14/08/2025

We Turn Your Compassion into Fashion

This Humanitarian Day, let your T-shirt speak from the heart โค๏ธ๐ŸŒ
At Saxaab Digital Printing Services, we create custom humanitarian-themed T-shirts for individuals, groups, and organizations. Whether itโ€™s for an event, campaign, or just to show your support, weโ€™ll help you design something truly meaningful.

โœ… Premium fabric & lasting print quality
โœ… Custom designs to match your vision
โœ… Fast delivery for your special day

๐Ÿ“ž Contact us today and make your message wearable!
61 3897115 +252613897114
"**

SAXAAB DIGITAL PRINTING SERVICES (XARUNTA DAABACAADDA EE SAXAAB)

๐‘ฌ๐’Ž๐’‘๐’“๐’Š๐’๐’…๐’†๐’“๐’š ๐‘ฉ๐’“๐’‚๐’๐’…๐’Š๐’๐’ˆAdeegyada Daabacaadda ee aan idin hayno waxaa ka mid ah Summadeynta Tolmada / Embriodery Branding, oo...
12/08/2025

๐‘ฌ๐’Ž๐’‘๐’“๐’Š๐’๐’…๐’†๐’“๐’š ๐‘ฉ๐’“๐’‚๐’๐’…๐’Š๐’๐’ˆ
Adeegyada Daabacaadda ee aan idin hayno waxaa ka mid ah Summadeynta Tolmada / Embriodery Branding, oo si heer sare ah aan idinku sameyneyno,
Nagala soo xiriir: 61 3897115

VIP InvitationsAdeegyada Daabacaad ee aan idin hayno waxaa ka mid ah Daabacaadda Casuumaadyada VIP-da ahNagala soo xirii...
14/07/2025

VIP Invitations

Adeegyada Daabacaad ee aan idin hayno waxaa ka mid ah Daabacaadda Casuumaadyada VIP-da ah
Nagala soo xiriir: 61 3897115

Scarfs & Labcoats BrandingAdeegyada Daabacaad ee aan idin hayno waxaa ka mid ah Daabacaadda Garab Saarka iyo Dharka Shaq...
14/07/2025

Scarfs & Labcoats Branding

Adeegyada Daabacaad ee aan idin hayno waxaa ka mid ah Daabacaadda Garab Saarka iyo Dharka Shaqaalaha Caafimaadka

Nagala soo xiriir: 61 3897115

Address

Jeeri Tower
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613897115

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saxaab Digital Printing Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saxaab Digital Printing Services:

Share