21/07/2025
Baro, Tijaabi, Shaqee!
Ma tahay dhalinyaro u heelan mustaqbal ifaya?
Mogadishu Marketing Agency (MMA) waxay bilaabeysaa barnaamij internship ah oo soconaya 10 toddobaad, kaasoo loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed si ay u helaan:
🎯 Tababar xirfadeed oo heer sare ah
👩🏽💻 Waayo-aragnimo shaqo dhabta ah
📜 Shahaado + Warqad Talo-bixin ah
🚀 Fursad shaqo ama freelance ah
Qaybaha Barnaamijka:
📌 Sales and Marketing
📌 Journalism
📌 Multimedia skills
Shuruudaha:
✔️ Da’da: 20–30 jir
✔️ Aqoonta ugu yaraan: Dugsiga sare/Diploma
✔️ CV + Warqad dhiirrigelin + Nuqul ID
✔️ Registration fee
✔️ Diyaar u ah inuu dhameeyo 10-ka toddobaad
Dalbo maanta oo noqdo qeyb ka mid ah jiilka isbeddelka wado!
📆 Deadline: 10 August 2025
📞 Tel: +252 61 9539121
Message Mogadishu Marketing Agency on WhatsApp: https://wa.me/252619539121
📩 Email: [email protected]
📱 .252 Mogadishu Marketing Agency