22/03/2023
Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Garabeey Graphic designer waxay hambalyo ku aadan bilashada bisha barakeysan ee πππ¦πππππ§ u dirayaan dhamaan ummada Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed (ππ¨π¨π§πͺπππ π°ππ§πππ π¬ππ§)
waxa aan Allaah ka baryaynaa in uu samo baraaro iyo nabad noogu dhamaayo na haleeshiiyo abaal markiisa iyo samahiisa.