01/07/2026
Hambalyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed! ๐๐ธ๐ด
1-da Luulyo waa maalinta xorriyadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.
Sanadkan kiisa kale Alle ha nagu gaarsiiyo Soomaaliya oo nabad iyo barwaaqo ah, Alle idankii.