17/12/2025
Sawiro:-
Advanced Film Acting Skills – Maalinta 1aad
Tababbarka Advanced Film Acting Skills oo ay Soo agaasintay Dhigaal platform ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo maalinta koowaad diiradda lagu saaray fahamka guud ee barnaamijka iyo aasaaska jilliinka.