Xikmadaha guusha

Xikmadaha guusha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xikmadaha guusha, Advertising/Marketing, Mogadishu.

10/09/2018

sida kaliya ee wax weyn lagu sameyn karaa waa inaad jeclaato waxa aad qabanayso micnaha samey shaqo aad ku faraxsan tahay,, steve jobs

10/09/2018

Isku imaatinku waa bilow wadajirkuna waa hormar wada shaqeyntuna waa guul’’. Badi dadku waxa ay waqti iyo Tamar badan ku bixi yaan ka wareegista dhibaato halka ay isku Deyi lahaayeen in ay xaliyaan Mr HENRY FORD

10/09/2018

Haddii aad rabto In aad la duusho shimbirka kawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga Dhul ka hoose socda ,,xigasho buuga sirta guusha,,

10/09/2018

Ha u jihaaadin sidii aad guleysan lahayd,laakin doorbid sidii aad qiimo u yeelan lahayd Al bert Einstein

Address

Mogadishu
555

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xikmadaha guusha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share