Taliska guud ee Mujahidinta D Bahdo

Taliska guud ee Mujahidinta D Bahdo .

18/08/2026

Xoogaga macawisleyda deegaanka bartamaha magalada roonirgood ku dilay hugaamiye sare

Oo ka tirsan kooxda khawaarijta ah

Waxa isi soo taraya howlgalada lugu beegsanayo madaxda khawarijta ow fulinayan ciidanka dowlada iyo ku deeganka ee macawisleyda

17/08/2026

Da yarta Ahlusunah wal Jamaacah oo udiyaarsan iney diinta af iyo adinba ku difaacaan

15/08/2026

رب العرش مولانا

14/08/2026

Mclin Abdi Aziz Qobey iyo fariin la xariirta bilashada bisha mowliid iyo umahad Celinta madaxda dalka iyo mujaahidiinta difaaca ugu jira la dagaalanka cadowga khawarijta

Taliye Cabdi indhacade Ayaa bulshada la wadaagay  dhambaal daaran so dhoweynta Bisha Rabiicul Awal ee Ah bishii ow dhash...
14/08/2026

Taliye Cabdi indhacade
Ayaa bulshada la wadaagay
dhambaal daaran so dhoweynta Bisha Rabiicul Awal ee Ah bishii ow dhashay Nabigena Muxamad Scw

مِــــــــيلَادُ خَــــــــيْرِ الرُّسُــــــــلِ 💫💫💫💫💫
فِــــــــي رَبِــــــــيعِنَا الأَوَّلِ⚘️⚘️⚘️🌿🌿🌿🌿🌿
عَــــــــذْبِي مِــــــــنَ الجُــــــــمَلِ🪴🪴🪴🪴🪴🪴🍀
ذَاكَ عِــــــــيدُ أَهْــــــــلِ الهُــــــــدَى🌷🌷🌷🌷🌷🌷

Aan ku wada salino Xabiibka صل وسلم وبارك عليه

WAR SAXAAFADEED 12/8 2026Ujeedo Cabasho ka socota qaar ka mid ah saraakiisha iyo   ciidanka mujaahidinta D baxdo Shir  c...
12/08/2026

WAR SAXAAFADEED 12/8 2026

Ujeedo Cabasho ka socota qaar ka mid ah saraakiisha iyo ciidanka mujaahidinta D baxdo

Shir ciidanka iyo saraakiishu ey isugu yimaaden waxey cabasho ka muujiyeen qaabka loo maareyo taakulada iyo taageerada luugu Tala galay ciidanka

Waxana Shirka kaso baxay qodobadaan

1 waxan cabasho ka nahay musuqa aan loo ab deyin iyo takri falka lugu sameyay taakulada ciidanka oo gacanta ugashay koox burcad ah oo magaca ciidanka ku qaraabata
2 waxan ka digeyna in ciidanka loo adeegsado ujeedo ka badalan tii loo aas aasay oo eheed la dagaalanka
argagixisada sida ka dhacday deeganka xinbilcil oo dad shacab ah on waxba galabsan lugu weeraray

3 waxan ugu baaqeyna wasarada amniga dowlada faderalka iyo tan galmudug iyo jaaliyadaha iyo samafalayaasha iyo dhamaan daneeya yaasha amniga iney ka fiirsadan taagerada ay siinayaan kooxaha magaca ciidanka ku qaraabta oo wayahan danbe ka shaqeynayay musuqa iyo Kala geynta ciidanka

4 ugu danbeyn waxan si gooni ah baaq ugu direynaa Musharax madaxweyne Liiban Axmad Xasan inowsan qaabilin wafdiyada uga imaanaya Baxdo oo ku wajahan xafiiskiisa owna taakuladiisa dib udhigo inta laga helayo heshiis ka dhan ah isku dhacyada iyo arimaha jira Lana helayo dad lugu kalsonyahay oo lawada dirsado

Dhmaad

12/08/2026

Xooga dalka iyo saliga nabiga
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

11/08/2026
11/08/2026

Ciidanka ahlu sunna oo cadawga khawarijta ugu jira ribaadka

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska guud ee Mujahidinta D Bahdo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share