03/05/2025
Shirweynaha Qaran ee Deegaanka iyo Cimilada
“Cimilada is beddelaysa waxay halis dhab ah ku tahay jiritaanka nolosheena.”
“Xaalufinta deegaanka waxay sababtaa in dhulku noqdo mid aan la deggan karin.”
⸻
Qeexidda Summadda (Logo Explanation):
Inspiration:
MadaxweynahaJFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay Ololaha “Soomaaliya Cagaaran” 21/10/2022, taasoo dhiirrigelisay fikradda summaddan.
1. Khariidadda Soomaaliya ayaa u adeegsaday astaanta, maadaama ololaha “Soomaaliya Cagaaran” uu ku wajahan yahay guud ahaan dalka.
2. “Hal far fool ma dhaqdo” – iyadoo la adeegsanayo maahmaahdan Soomaaliyeed, ayaa khariidadda Soomaaliya u adeegsaday qaab ay iskugu wareegsan yihiin gacmaha, taasoo muujinaysa midnimo iyo wadajir.
3. Summadda marka dhexda laga buuxiyo oo (Bold) laga dhigo ayaa waxay noqonaysaa sida qorraxda, oo qorraxduna astaan bay u tahay rajo iyo iftiin.
⸻
Ugu dambeyn:
Haddii aad leedahay shir dowladeed, hay’ad, ama ganacsi oo aad rabto in aad baraha bulshada gilgisho (viral), fadlan la xiriir:
WhatsApp: +252 615 140 3333
Email: [email protected]