Mo Graphics

Directions

Mo Graphics Waxaan kuu sameeyn doonaa :
1. Graphic Design
2.Businees Branding
3. Social Media Marketing
and Others. WELCOME

π’ƒπ’‚π’„π’Œ 𝒕𝒐 π’˜π’π’“π’Œ πŸ‘€πŸ™Œ
19/11/2025

π’ƒπ’‚π’„π’Œ 𝒕𝒐 π’˜π’π’“π’Œ πŸ‘€πŸ™Œ

Dhammaan bulshada reer kaaraan caawa waa ina u diyaar garownaa kulanka dood wadaagga ah ee ka dhici doona degmada kaaraa...
26/10/2025

Dhammaan bulshada reer kaaraan caawa waa ina u diyaar garownaa kulanka dood wadaagga ah ee ka dhici doona degmada kaaraan, kasoo looga hadli doono mustaqbalka iyo aayaha degmadeena iyo waxyaabo badan oo wax ka qabad u baahan.

Qof walboo fikradaada la imaaw xarunta degmada 5:30 pm.

NB: Sawirkaan waa free qof walba waa isticmaali karaa wax logo ah ma saarna mahadsanidiin.

Doodcilmiyeedka degmada kaaraan

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO !!!Waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa dhammana ciidanka xooga dalka oo eey tahay maanta maal...
12/04/2025

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO !!!

Waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa dhammana ciidanka xooga dalka oo eey tahay maanta maalintoodii sanad guurada 65 aad ee kasoo wareegtay maalinkii la aas-aasay.



Eid mubarak asxaabta dhammaan muslimiinta, Gaar ahaana umadda soomaaliyeed.Maxamed Shiikh Xuseen Mo Graphics
29/03/2025

Eid mubarak asxaabta dhammaan muslimiinta, Gaar ahaana umadda soomaaliyeed.

Maxamed Shiikh Xuseen
Mo Graphics



Afur Wanaagsan !!!Waa maalinki 29aad ee Ramadaan, waxa haray waa kaliya 1 maalmood wax ka yar.Allah naga aqbalo acmaashe...
29/03/2025

Afur Wanaagsan !!!

Waa maalinki 29aad ee Ramadaan, waxa haray waa kaliya 1 maalmood wax ka yar.
Allah naga aqbalo acmaasheena dhamaanteena.

Maxamed Shiikh Xuseen
Mo Graphics







23/03/2025

QIIMA DHIMSTA CIIDA !!!

Waxaan qiima dhims ku sameeynay adeegyadeena qaar ka mid ah, ka faa,iideesi wacan.

nagala soo xariir: 61 0704859

Afur Wanaagsan !!!Waa maalinki 21aad ee Ramadaan, waxa haray waa kaliya 9 maalmood wax ka yar.Allah naga aqbalo acmaashe...
21/03/2025

Afur Wanaagsan !!!

Waa maalinki 21aad ee Ramadaan, waxa haray waa kaliya 9 maalmood wax ka yar.
Allah naga aqbalo acmaasheena dhamaanteena.

Maxamed Shiikh Xuseen
Mo Graphics







20/03/2025

QIIMO DHIMIS !!!

Waxaan qiima dhimis ku sameynay boorarka beauty salonka bisha barkeeysan ee Ramadaan darteeda.

Waxaana ku heli doontaa qiima aad u yar .

Nagala soo xariir ; +252610704859

Maxamed Shiikh Xuseen
Mo Graphics





Waxaan kuu sameeyn doonaa :
1. Graphic Design
2.Businees Branding
3. Social Media Marketing
and Others.
WELCOME

AFUR WANAAGSAN !!!Alxamdullilaah waa maalinkii 12aad ee ramadaan,Allah naga aqbalo dhammaan acmaasheena.Wll aqriso ducad...
12/03/2025

AFUR WANAAGSAN !!!

Alxamdullilaah waa maalinkii 12aad ee ramadaan,Allah naga aqbalo dhammaan acmaasheena.

Wll aqriso ducadaan haddii aad anfurtay.

Maxamed Shiikh Xuseen
Mo Graphics










waxaa diyaar ah dhammaan designskaan oo kala size ah, qofkii raba waasoo dalban karaa.Waliba waxaad ku heleeysaa maalin ...
09/03/2025

waxaa diyaar ah dhammaan designskaan oo kala size ah, qofkii raba waasoo dalban karaa.

Waliba waxaad ku heleeysaa maalin gudaheedaa , Waana QIIMA JABAN.

Ka faa,iideesi wacan insha allah.

Maxamed Shiikh Xuseen
Mo Graphics









Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mo Graphics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share