11/08/2026
๐ WAAANU KU FARAXSANAHAY INAAN IDINLA WADAAGNO! ๐
SUMAD Technology Solution waxay si rasmi ah idiinku soo bandhigaysaa Website-keena cusub oo hadda LIVE ah! ๐๐
Website-kan waxaa loo dhisay si uu si casri ah u muujiyo adeegyada iyo xalalka dhijitaalka ah ee aan bixino, iyadoo mudnaanta la siiyay:
โจ Naqshad casri ah & qurux badan
โก Xawaare sare & adeegsi fudud
๐ป Xalal dhijitaal ah oo ganacsigaaga kobciya
๐ Khibrad online oo heer sare ah
Waxaan aaminsanahay in joogitaanka dhijitaalka ahi uu yahay furaha kobaca ganacsiga casriga ah.
๐ Booqo Website-keena maanta:
๐ www.sumadtech.comโ ๏ฟฝ
๐ฒ WhatsApp: +252 613 888350
๐ฑ Follow:
SUMAD Technology Solution โ Building Digital Solutions That Grow Businesses. ๐๐