Unlock wordpress with Abbas Walaal

Unlock wordpress with Abbas Walaal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Unlock wordpress with Abbas Walaal, Web designer, Mogadishu.

12/09/2021

Sameyso xafiis qurxoon oo hawada kuu saaran oo hel macaamiil fara badan waqti yar. Waxaan kuu sameyneynaa website naqshadii aad doontid anagoo waliba kuugu imaaneena xafiiskaada ama goobtaada shaqo. Waxaanu leenahay khibrad 3 sanno ah sameynta website-yada iyo naqshadeynta intaba. Nagala soo xariir whatsapp 0615834683 ama wicitaan toos ah 0615834683 si aan adeegaada ugaarsiino dad farabadan aanu bulaalino ganacsigaada. waa hadda dalbo oo hadda del, dheeftech technology ku dheefso tiknoolajiyadda casriga ah.

WhatsApp link:
https://wa.me/252615834683

Our service website:
https://dheeftech.com

DHEEFTECH | KU DHEEFSO TIKNOOLAJIYADDA CASRIGA AH













17/02/2021

Sameyso website qurxoon oo hawada saaran .. waxaan kuu heynaa naqshado cajiib ah oo qofkii soo booqdo ubedelaayo macaamiil.
La soo xariir shirkadda dheeftech ict WhatsApp 0615834683 ama email [email protected] si aan kuugu sameyno website security-giisa high ah tayadiisana sareyso oo qofkii soo booqdo ka dhigaayo macmiil.

website:
https://dheeftech.com/
WhatsApp
https://wa.me/252615834683/









11/02/2021

Ku hel domain name si lacag la'aan ah oo la socoto webhosting kaliya $4 bishii waxaad ku heleysaa package kaan dhameystiran:
1) free domain name
2) 20 GB web hosting
3) 30 business email accounts
4) Free landing page design for your business
5) Automated email marketing for your customers
6) unlimited support and training
Hadda dalbo oo hadda hel whatsApp 0615834683 ama email [email protected]

Service we offer website
https://dheeftech.tk/
Online education website
https://dheeftech.com/
WhatsApp
https://wa.me/252615834683/









06/02/2021

Ganacsigaada ka dhig mid jabi karin oo isticmaal business email sare uqaadayo magaca ganacsigaada. Waxaan kuu sameyneynaa iimeylo ganacsi oo unlimited ah. La soo xariir Whatsapp 0615834683 ama email [email protected]. Aan kuu gaarsiino ganacsigaada macaamiil badan oo ubaahan oo iminkana ka warqabin.

Service we offer website
https://dheeftech.tk/
Online learning website
https://dheeftech.com/
WhatsApp
https://wa.me/252615834683/

DHEEFTECH ICT HOGAANKA TIKNOOLAJIYADDA WEBKA EE CARIGA SOOMAALIYA











01/02/2021

Dheeftech Ict wehel ka dhigo oo saaxiib ka dhigo hakuu shaqeeso hana kuu bulaaliso ganacsigaada. waxaan kuu heynaa adeegyada kala duwan ee tiknoolajiyadda sida:
1) Sameynta website yada
2)Sameynta softuweearada
3)Suug geynta casriga ah
4) Xayaysiinta baraha bulshada
iyo kuwa kale oo ka sii badan. Kala soo xariir shirkadda dheeftech ict WhatsApp lambar 0615834683 ama email: [email protected]

Our Website:
https://dheeftech.tk/
WhatsApp:
https://wa.me/252615834683/
Email:
[email protected]







30/01/2021

Fikradaada waxaan ubedeleynaa computer code kuu fududeynaya maareynta shaqooyinkaada waxaad naga heli kartaa:
1) Web Applications
2) Desktop applications
3)websites
4)Digital marketing
iyo kuwo kale oo ka sii badan. Macaamiil badan ayaan horay ugu shaqeenay uguna qabanay adeegyadaan kuwaasi oo la dhacay hal abuurka shirkadda. kala soo xariir WhatsApp 0615834683 oo dalbo adeegyadeena qiimo jaban tayo aad usareyso iyo la macaamilid macmiilka hab cajiib ah. Xarunta shirkadda waxa ey ku taalaa, Mogadishu, Bakaaro dhabarka dambe ee hoteelka Waaheen wadada ka imaada isgoyska bulaalayaasha

Service we offer website
https://dheeftech.tk/
WhatsApp
https://wa.me/252615834683/
Email:
[email protected]









25/01/2021

Waxaan utaaganahni in aan ku caawino haddii aad tahay arday, macalin, maamule iyo ganacsade intaba ... waxaan shaqooyinkaada ka dhigeynaa kuwo digital ah anaga oo kuu sameyneyna qiimo dhimis iyo adeeg tayo leh. La soo xariir WhatsApp 0615834683 ama email: [email protected] oo hel 50% off dhamaan adeegyada ey bixiso shirkadda dheeftech ict

Service we offer website
https://dheeftech.tk/
online education website
https://dheeftech.com/
WhatsApp
https://wa.me/252615834683/








24/01/2021

BARO MAANTA KU SHAQEYSO BERI
Haddii aad mar ku hamineysid inaad barato sida loo sameeyo website mid free ah iyo mid lacag ahba waxaan kuu diyaarinay kooris dhameystiran aad ku baran doontid sida loo sameeyo website yada noocyadooa kala duwan sida(News website, Ecommerce website, organization website, online education website, company website) . waana 83 cashir oo tayadooda aad loo diyaariyay. In ka yar 20 maalin ayaa ku noqon doontaa professional wordpress developer inshaa allah.. La soo xariir WhastsApp 0615834683 si laguu diiwaan geliyo koorsada aadna uqaadatid.
koorsada linkigeeda:
https://dheeftech.com/courses/the-complete-wordpress-web-development-course-build-5-projects/

Service we offer website
https:dheeftech.tk/

online education website
https://dheeftech.com

WhatsApp: 0615834683

Ka faaidyesto qiimo dhimista socota oo heyso lacag badan oo kaa bixi laheed kaliya $125 ku hel package dhameystiran . la...
16/01/2021

Ka faaidyesto qiimo dhimista socota oo heyso lacag badan oo kaa bixi laheed kaliya $125 ku hel package dhameystiran . la soo xariir WhatsApp 0615834683 si laguugu sameeyo website aadna ku shaqeysatid

Waxaa inoo bilaawday usbuucii qiimo dhimista .. ku sameyso website ama ku dayactiro mid hori ujiray kaliya $125 waxaa la socdo adeega website sameynta:
1) Free domain name for one year
2) Free web hosting for one year
3)30 Business email accounts
4) High security and backup
5) Free SSL certificate
6) Social media connectivity
7) Unlimited training
8) Email marketing campaign
9) Cpanel Access
10) Constant support
Adeegyadaas iyo in ka badan waxaa ku heleysaa $125 Hadda dalbo oo hadda hel. Kala xariir WhatsApp 0615834683 ama email [email protected]











Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Aliquam sit amet risus leo. Phasellus porta sapien elit, id sem...
25/11/2020

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Aliquam sit amet risus leo. Phasellus porta sapien elit, id semper risus mollis eget. Vivamus pretium ac dui commodo venenatis. Suspendisse potenti. Aliquam sit amet dolor mattis, elementum augue id, faucibus odio. Aenean et elit sed massa tristique dignissim. Nulla magna dui, bibendum vel lacus ac, eleifend volutpat arcu. Duis mollis fermentum nibh sed auctor....

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Aliquam sit amet risus leo. Phasellus porta sapien elit, id semper risus mollis eget. Vivamus pretium ac dui commodo venenatis. Suspendisse …

14/04/2019

Riix halkaan hoose si aad isku diiwaan geliso

13/04/2019

Register in here by clicking this link

Address

Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Unlock wordpress with Abbas Walaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category