Sumad Advert

Sumad Advert Sumad Advert is the Advertising Agency that provides a wide variety of one-stop digital creative services in Somalia

Maalinta Cashuura Waa maalinkii uu Alle Nabi Muuse ka badbaadiyay Fircoon iyo ciidankiisii.Nabi Maxamed ﷺ oo soonka maal...
15/07/2024

Maalinta Cashuura Waa maalinkii uu Alle Nabi Muuse ka badbaadiyay Fircoon iyo ciidankiisii.

Nabi Maxamed ﷺ oo soonka maalinkan wax laga waydiiyay waxa uu yiri “Waxaan Alle ajir uga xisaabsanayaa in uu iigu dhaafo dambiga sanadkii hore.”

Aan ka faa'iideysanno fadliga maalinkan barakeysan, aana xusuusinno ehelkeenna iyo asxaabteenna.





Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

Soonka maalinta cashuura waxaa lagugu dhaafi denbigii sanadkii lasoo dhaafay....                         Contact Us:𝗪h𝗮𝘁...
14/07/2024

Soonka maalinta cashuura waxaa lagugu dhaafi denbigii sanadkii lasoo dhaafay....





Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻.Saxaabiga Abuu Hureyra ayaa Nabiga(S.C.W) ka wariyay in Allah aanu celin 3 qof ducadooda, waa waalidka, ...
12/07/2024

𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻.
Saxaabiga Abuu Hureyra ayaa
Nabiga(S.C.W) ka wariyay in Allah aanu celin 3 qof ducadooda, waa waalidka, masaafurka iyo qofka la dulmiyay.
Waxaa haboon inaan kasbano ducada waalidka, kaalmeyno socotada iyo sidoo kale inaan ka feejignaano inaan dulmino dadka.





Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐜𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢y𝐚 1446𝐇.Sanad wanaagsan dhammaan ummada islamka ah.                    Contact Us:𝗪h...
07/07/2024

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐜𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢y𝐚 1446𝐇.

Sanad wanaagsan dhammaan ummada islamka ah.





Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻.                    Contact Us:𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647
05/07/2024

𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻.




Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

HAMBALYO 1-DA LUULYO 1960-2024.Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Umadda Soomaaliyeed Xuska Munaasabadda 1da Luulyo, Maalinta Go...
01/07/2024

HAMBALYO 1-DA LUULYO 1960-2024.

Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Umadda Soomaaliyeed Xuska Munaasabadda 1da Luulyo, Maalinta Gobannimada iyo Israaca Soomaaliyeed 64-sano guuro wanaagsan.



Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

Natiijo Nawada Farxad Galisa Ayaan Idiin Rajeyneynaa.Hambalyo 𝑭𝒂𝒔𝒂𝒍𝒌𝒂 12𝒂𝒂𝒅 dhamaantiin wada guuleysta Insha Allah.     ...
28/06/2024

Natiijo Nawada Farxad Galisa Ayaan Idiin Rajeyneynaa.

Hambalyo 𝑭𝒂𝒔𝒂𝒍𝒌𝒂 12𝒂𝒂𝒅 dhamaantiin wada guuleysta Insha Allah.




Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

Jumma Mubarak  إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْ...
28/06/2024

Jumma Mubarak

إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا




Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

Taariikhda Sooyaalka oo dalkeena soo maray xornimada ka hor iyo kadib FG: Sawirka ugu danbeeya su'aasha ku qoran Fikirka...
26/06/2024

Taariikhda Sooyaalka oo dalkeena soo maray xornimada ka hor iyo kadib

FG: Sawirka ugu danbeeya su'aasha ku qoran Fikirkaada ugu jawaab dhanka Comment




Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

Hambalyo 64 sano Guuradii Xuriyadda Goboladda Waqooyi ee Soomaaliya                    Contact Us:𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 6121496...
25/06/2024

Hambalyo 64 sano Guuradii Xuriyadda Goboladda Waqooyi ee Soomaaliya




Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

Daraasaad aan waday mudo isbuuc ah Waxaan dhawaan idinla wadaagi donaa Taariikh sooyaaleedka ku saabsan Xuriyaada dalkee...
24/06/2024

Daraasaad aan waday mudo isbuuc ah Waxaan dhawaan idinla wadaagi donaa Taariikh sooyaaleedka ku saabsan Xuriyaada dalkeena Soomaliya laga soo bilaawo Xilliga xornimada qaadanay 1960 ilaa maantadan. Anigoo diirada saari doono sidee xornimada u kala qaateen gobollada dalka iyo Cabirka saxda ee ahaan jirtay dalkeena. Intaan iyo in ka badan ayaa idinla wadaagi donaa Maalin kadib inshallah.



Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

Guul iyo Nasiib Wacan.Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed waxaan leenahayAlle ha idinku Guuleyo Imtixaanka Qaraanka     Contact...
23/06/2024

Guul iyo Nasiib Wacan.

Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed waxaan leenahay
Alle ha idinku Guuleyo Imtixaanka Qaraanka


Contact Us:
𝗪h𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: +252 612149647

Address

Mogadishu
JH09010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sumad Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sumad Advert:

Share