15/07/2026
๐งโ๐HAMBALYO๐
Dhamaan maamulka iyo howlwadeenada shirkada Curdun ICT Solution waxey Hambalyadaa iyo farxada la qeybsaneynaa Eng Abdirahman Mohamed Abdulle oo si guul leh ku difaacday Buugisa qalin jabinta(Thesis Book).
Eng waxa uu la gaar yahay karti dedaal iyo shaqo waxana ku dhiirigelinaynaa inuu halkaas kasii wado.