مكتبة الفجر للطباعة والنشر

مكتبة الفجر للطباعة والنشر iibinta kutubta cilmiga iyo daabiciddooda ayaan kuu haynaa soo dhawooow macaamiil. what upkaan naga soo wac: 2526164950048

26/09/2025

Kilib muhiim eh Qofka hormarsan iyo kan aan hormarsaneen

25/09/2025

Dhalinyaro ducada ogaada

18/09/2025

Dadka waa afar qaybood

15/09/2025
05/03/2025

Saaxiibka & saaxiibtinimada
Sh khadar badeed
Qaybta koowaad.

بعض الصور من فعاليات التصفيات الأولية في مسابقة السراج لحفظ القرآن الكريم وتجويده، لدورتها السادسة.
17/02/2025

بعض الصور من فعاليات التصفيات الأولية في مسابقة السراج لحفظ القرآن الكريم وتجويده، لدورتها السادسة.

OGEYSIIS MUHIIM AH: Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan inta jecel marabasha cilmiga caqiidada dowro cilmiyeed caqiidada ah. 📕...
03/02/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH:
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan inta jecel marabasha cilmiga caqiidada dowro cilmiyeed caqiidada ah.
📕 kitaabka la aqrinayo:
العقيدة الواسطية .
🎙Shiiqa aqrinayo: sh xamse yuusuf nuur.
🕌 Masjidka al-hudaa / baladweyne.
⏰ Maalmaha iyo waqtiga: sabdiga — khamiista, salaada duhur kadib toos.
📆 Tariikhada: 6/8/1446 — 5/2/2025.

Al-Rashaad media  Fursadaan ha laga faa'iidaysto ree Baladweyne.
01/02/2025

Al-Rashaad media
Fursadaan ha laga faa'iidaysto ree Baladweyne.

31/08/2024


xalqad1aad (1/5)
Sh cabdi raxmaan Abyad inoo warramaya.


Mahadsanid

 Dhaqdhaqaaqa hubaysan ee xamaas ayaa si rasmi ushaaciyay in noo noqda yaxya sinwaar hogaanka guud ee xarakada kadib gee...
06/08/2024


Dhaqdhaqaaqa hubaysan ee xamaas ayaa si rasmi ushaaciyay in noo noqda yaxya sinwaar hogaanka guud ee xarakada kadib geeridii ismaciil haniya.

Al- qaaid Yaxya sinwaar ayaa ah hada hogaanka xamaas ee qaza waxa uuna sii dalacay hogaanka guud ee xarakada xamaas oo uu ku biiray asagoo kuray ah.

Waaana shaqsiga aduunka loogu raadinta badan yahay, mareekanka iyo yurub ayaana u aqoonsan aragagixso caalami, waana shaqsiga yahuuda ugu necebtahayl ayna ugu raadinta badan tahay.

20/07/2024

‏دين الشيعة نسخه من دين النصارى
بل أن المركزيات التي يستند عليها الشيعة هي نفسها التي يستند عليها النصارى مع اختلاف بالمسميات :
المسيح = الحسين
مقتل المسيح = مقتل الحسين
شرب الخمر = شرب الفيمتو
البابا = ولاية الفقيه
صلب المسيح = التمثيل بالحسين
فاطمة الزهراء = مريم العذراء

Address

Mogadishu

Telephone

+252682026776

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مكتبة الفجر للطباعة والنشر posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share