Xayeys

Xayeys Ku Xayeysiso Ganacsigaga

30/01/2025

Baahin Shaqo Banaan👈👀🤏

  shaqo oo muhiim ah*Magaca Shirkadda:* Xayeysiis Media L.t.d  **Shaqada:*Xayeysiis Media L.t.d  * waxa ay usoo bandhige...
28/01/2025

shaqo oo muhiim ah
*Magaca Shirkadda:* Xayeysiis Media L.t.d
**Shaqada:*Xayeysiis Media L.t.d * waxa ay usoo bandhigeysaa cidkasta oo sameyn karta ama codeyn kara,
leeyahayna hal abuur sido sameyn kara eray bixinta ku haboon muuqaaladda
**Mudada Xayeysiinta shaqada:** waxa ay ka bilaabaneysaa 28 jan 2028 waxa ayna ku egtahay 28 feb 2025
sido kale hadii uu leeyahay ama yaqaano video edting-ka Iyo graphic design-ka mudnaan gaar ah ayuu ku leeyahay shirkadda xayeysiis media L.t.d.
**Goobta Shaqada:** Muqdisho, degmada Hodan, gaar ahaan Taleex, Soomaaliya
**Email:** [email protected]
**Telefoon:** 0615012539
Shuruudaha looga baahan yahay :
1. *Khibrad:**ugu yaraan hal sano oo khibrad ah.
2. **Shaqo:** Waa in uu ka shaqeyn karaa/shaqeyn kartaa cod sameyn (voice over).
3. **Galinka:** Waa in uu shaqeyn karaa/shaqeyn kartaa labada galin (subax iyo galab).
4. Heystaa/heystaa shahada Jamcadeed ama wax u dhigma.
Fadlan hadii aad daneyneyso shaqada sare Ku xusan ku soo dir codsigaaga iyo CV-gaaga emailka kor ku xusan.ama nagala soo xariir Taleefoonka sare ku xusan.
abdinasir Abdullahi Osman Farah Hiiraanweyn Media

11/01/2025

Waxaan kuu soo bandhigeynaa xirmooyin aad Ku xayeysiisandoonta ganacsigaada ku waas oo laf dhabar u ah korarka macaamiishaada.

10/01/2025
  Shaqo*Magaca Shirkadda:* Xayeysiis Media L.t.d  **Shaqada:** Muqaal Sameeyn iyo suuq-geyn  **Mudada Xayeysiinta shaqad...
09/01/2025

Shaqo
*Magaca Shirkadda:* Xayeysiis Media L.t.d
**Shaqada:** Muqaal Sameeyn iyo suuq-geyn
**Mudada Xayeysiinta shaqada:** ugu dambeyn 15 JAN 2024
**Goobta Shaqada:** Muqdisho, degmada Hodan, gaar ahaan Taleex, Soomaaliya
**Email:** [email protected]
**Telefoon:** 0615012539
Shuruudaha looga baahan yahay :
1. *Khibrad:**ugu yaraan hal sano oo khibrad ah.
2. **Shaqo:** Waa in uu ka shaqeyn karaa/shaqeyn kartaa labada shaqo (muqaal sameynta iyo suuq- geynta).
3. **Galinta:** Waa in uu shaqeyn karaa/shaqeyn kartaa labada galin (subax iyo galab).
4. Heystaa/heystaa shahada Jamcadeed ama war u dhigma.
Fadlan hadii aad daneyneyso shaqada sare Ku xusan ku soo dir codsigaaga iyo CV-gaaga emailka kor ku xusan.ama nagala soo xariir Taleefoonka sare ku xusan.

Address

Hodan
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xayeys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share