Amin designer

Amin designer To make you happy is my goal.

26/04/2026
26/04/2026

๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”!

Isbitaalka Dr. Sumait waxa uu maanta xusayaa Maalinta Caafimaadka Adduunka, taas oo ah maalin caalami ah oo lagu xoojiyo muhiimadda caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

Ujeedkeennu waa inaan garab istaagno bulshadeenna, annagoo bixinayna adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, kor u qaadidda wacyiga caafimaadka, iyo ka hortagga cudurrada si loo dhiso bulsho caafimaad qabta.

More info: https://bit.ly/4tRwLkv

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

26/04/2026

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ณ๐š๐ค ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐ฐ๐š๐ฅ๐ž

Waxaan sharaf weyn noo ah in Dr. Abdirazak Abdullahi Awale, oo ku takhasusay ๐‚๐š๐ซ๐๐ข๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ข๐ฌ๐ญ (๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐๐ง๐š๐ก๐š), uu ka mid noqday dhakhaatiirta ka howlgala Isbitaalka Dr. Sumait.

Dr. Abdirazak wuxuu bixiyaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh oo la xiriira baaritaanka, la-talinta, iyo daryeelka xanuunnada wadnaha.

Dhaqtarka waxaad heli kartaa:
๐Ÿ“… Sabti โ€“ Khamiis
โฐ 8:00 AM โ€“ 4:00 PM
๐Ÿ“ž Helpline: 4848

More info: http://bit.ly/47XYd7v

26/04/2026

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป !!

We are proud to share a new scientific publication titled โ€œWhen Nurses Leave Nursing: Leadership Priorities to Prevent Professional Exit in Somalia and Other Resource-Limited Settings: An Evidence-Informed Commentary,โ€ published in the Journal of Healthcare Leadership.

Authored by Yusuf Mohamed Salad with co-authors, this study highlights key leadership strategies to improve nurse retention and strengthen healthcare systems.

At Dr. Sumait Hospital, we continue to champion research, innovation, and academic excellence to build a stronger, more resilient healthcare system for Somalia and beyond.

More Info: https://bit.ly/4vKrvko

26/04/2026

Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo bukaannada ku xiran Isbitaalka Dr. Sumait la socodsiineynaa in ๐ƒ๐ซ. ๐…๐š๐ซ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ง ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง, oo ah Dhakhtar ku takhasustay Caruurta & Caafimaadka Carruurta (Pediatrics & Child Health), ay ka soo laabatay fasax gaaban.

Waxay dib u bilaabaysaa qaabilaadda bukaannada, waxayna diyaar u tahay inay bixiso adeeg caafimaad oo tayo sare leh.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

๐Ÿ“ธ
26/04/2026

๐Ÿ“ธ

26/04/2026

๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐Ÿ๐ข๐œ๐š๐ง !

Wakiillada Caafimaadka ee ardayda SIMAD University ayaa soo qabanqaabiyay Mental Health Workshop oo diiradda saaraya daryeelka nafta, maareynta stress-ka, iyo xoojinta adkeysiga maskaxda.

๐Ÿ“… 23 April 2026
โฐ 03:00 PM
๐Ÿ“ Floor 6, SIMAD Town Campus, Mogadishu

Ha moogaan fursaddan muhiimka ah ee aad ku baran karto sida loo ilaaliyo caafimaadka maskaxdaada!

26/04/2026
28/08/2025

Camera ๐Ÿ“ธ man by Amin designer

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amin designer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share