Qaran Jobs

Qaran Jobs QARAN Jobs is a leading Somali jobs portal that posts all public, private, local, and foreign NGOS positions.
(1)

📢 REQUEST FOR EXPRESSION OF INTEREST (EOI)🏢 Hay’adda: Somali Disaster Management Agency (SoDMA)📍 Goobta: Mogadishu, Soma...
21/05/2026

📢 REQUEST FOR EXPRESSION OF INTEREST (EOI)
🏢 Hay’adda: Somali Disaster Management Agency (SoDMA)
📍 Goobta: Mogadishu, Somalia
🚢 Adeegga: Provision of Maritime Transportation Services for 28,000 Metric Tons of Ukraine-Origin Grain in Bulk
Somali Disaster Management Agency (SoDMA) waxay martiqaadaysaa shirkadaha leh khibradda adeegyada maritime transport iyo bulk cargo shipping inay soo gudbiyaan Expression of Interest (EOI) ee gaarsiinta qiyaastii 28,000 metric tons oo grain ah laga keenayo Port of Odessa, Ukraine ilaa Port of Mogadishu, Somalia.
📅 Deadline: 24 May 2026 – 12:00 PM (Mogadishu Time).
🔗 Faahfaahin dheeraad ah & Apply:
https://qaranjobs.com/job/provision-of-maritime-transportation-services-for-28000-metric-tons-of-ukraine-origin-grain-in-bulk/
⚠️ Fadlan gaarsii oo la wadaag shirkadaha iyo adeeg bixiyeyaasha ku habboon.

📢 REQUEST FOR EXPRESSION OF INTEREST (EOI)🏢 Hay’adda: Somali Disaster Management Agency (SoDMA)📍 Goobta: Mogadishu, Soma...
21/05/2026

📢 REQUEST FOR EXPRESSION OF INTEREST (EOI)
🏢 Hay’adda: Somali Disaster Management Agency (SoDMA)
📍 Goobta: Mogadishu, Somalia
📦 Mashruuca: Provision of Emergency Food Assistance Package to Targeted Vulnerable Households
Somali Disaster Management Agency (SoDMA) waxay martiqaadaysaa shirkadaha iyo adeeg bixiyeyaasha u qalma inay soo gudbiyaan Expression of Interest (EOI) ee bixinta iyo gaarsiinta xirmooyinka gargaarka cuntada loogu talagalay qoysaska nugul ee u baahan taageerada degdegga ah.
📅 Deadline: Fadlan ka hubi link-ga hoose waqtiga k**a dambaysta ah iyo shuruudaha codsiga.
🔗 Faahfaahin & Apply:
https://qaranjobs.com/job/provision-of-emergency-food-assistance-package-to-targeted-vulnerable-households/
⚠️ Fadlan la wadaag oo gaarsii shirkadaha iyo adeeg bixiyeyaasha ku habboon.

📢 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗢🎯 𝗕𝗼𝗼𝘀𝗸𝗮: Head of ICT & Multimedia🏢 𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮: Dhaxalreeb Organization📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Mogadishu, Somalia🕒 𝗗𝗲𝗮𝗱𝗹𝗶𝗻...
16/05/2026

📢 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗢
🎯 𝗕𝗼𝗼𝘀𝗸𝗮: Head of ICT & Multimedia
🏢 𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮: Dhaxalreeb Organization
📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Mogadishu, Somalia
🕒 𝗗𝗲𝗮𝗱𝗹𝗶𝗻𝗲: May 21, 2026
📨 Sida loo codsado:
👉 https://qaranjobs.com/job/head-of-ict-multimedia-mogadishu-somalia/
⚠️ 𝗢𝗴𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀:
Qaran Jobs kaliya waxay baahisaa fursadaha shaqo ee rasmiga ah. Shaqodoonka Loogama baahna wax lacag ah.

Head of ICT & Multimedia – Mogadishu, Somalia JOB ADVERTISEMENT Position Title: Head of ICT & Multimedia Organization: Dhaxalreeb Organization Duty Station: Mogadishu Application Dea…

📢 FURSAD SHAQO🎯 Booska: GNSS / RTK Surveyor – IDP Relocation Sites🏢 Hay’adda: Shaqodoon📍 Goobta: Jowhar, Somalia🕒 Deadli...
31/03/2026

📢 FURSAD SHAQO

🎯 Booska: GNSS / RTK Surveyor – IDP Relocation Sites
🏢 Hay’adda: Shaqodoon
📍 Goobta: Jowhar, Somalia
🕒 Deadline: (ku qor deadline-ka sida ku qoran link-ga)

🔎 Faahfaahin kooban:
Hay’adda Shaqodoon waxay raadinaysaa GNSS/RTK Surveyor si uu uga shaqeeyo qiimeynta goobaha dib-u-dejinta barakacayaasha (IDP) ee Jowhar. Shaqadani waxay ku lug leedahay uruurinta xogta sahanka, sameynta cabbirro sax ah, iyo diyaarinta xogta juqraafiyeed ee mashruuca.

📨 Sida loo codsado:
👉 https://qaranjobs.com/job/gnss-rtk-surveyor-idp-relocation-sites-jowhar-somalia/

⚠️ Ogeysiis:
Qaran Jobs kaliya waxay baahisaa fursadaha rasmiga ah. Mana ka dalbana wax lacag ah shaqodoonka inta lagu jiro codsiga.

Terms of Reference (ToR) GNSS/RTK Surveyor–IDP Relocation Sites (Jowhar, Somalia) Project: Jowhar Off-Stream Storage Programme (JOSP) Implementing Partner: Shaqodoon Organization Location: Jowhar …

📢 FURSAD SHAQO🎯 Booska: Senior Researcher🏢 Hay’adda: Dhaxalreeb Organization📍 Goobta: Mogadishu, Somalia🕒 Deadline: Apri...
31/03/2026

📢 FURSAD SHAQO

🎯 Booska: Senior Researcher
🏢 Hay’adda: Dhaxalreeb Organization
📍 Goobta: Mogadishu, Somalia
🕒 Deadline: April 10, 2026

🔎 Faahfaahin kooban:
Hay’adda Dhaxalreeb waxay raadinaysaa Senior Researcher si uu u hoggaamiyo hawlaha cilmi-baarista, falanqaynta xogta, iyo diyaarinta warbixinno. Shaqadani waxay ku lug leedahay maareynta kooxda cilmi-baarista iyo hubinta tayada natiijooyinka.

📨 Sida loo codsado:
👉 https://qaranjobs.com/job/senior-researcher-mogadishu-somalia/

⚠️ Ogeysiis:
Qaran Jobs kaliya waxay wadaagtaa fursadaha rasmiga ah. Lama dalbana wax lacag ah inta lagu jiro codsiga.

Senior Researcher – Mogadishu Somalia WE’RE HIRING! Position: Senior Researcher Location: Dhaxalreeb, Mogadishu Somalia We are seeking a highly qualified and experienced Senior Researcher to…

Awdal Drought Response Project - Somali Disaster Management SoDMA
11/01/2026

Awdal Drought Response Project - Somali Disaster Management SoDMA

Awdal Drought Response Project SOMALI DISASTER MANAGEMENT AGENCY (SoDMA) EXPRESSION OF INTEREST (EOI) – LOCAL IMPLEMENTING PARTNER (LNGO) RFP Ref: RFP 001/2026 Project Title: Awdal Drought Respons…

📢 FURSAD SHAQO – Country Manager🎯 Jagada: Country Manager – Somalia🏢 Hay’adda: Norwegian Red Cross📍 Goobta: Somalia⏰ Dea...
17/12/2025

📢 FURSAD SHAQO – Country Manager
🎯 Jagada: Country Manager – Somalia
🏢 Hay’adda: Norwegian Red Cross
📍 Goobta: Somalia
⏰ Deadline: 21 December 2025
Booskan wuxuu u baahan yahay qof khibrad leh si uu u hogaamiyo howlaha hay’adda ee Soomaaliya, uu xoojiyo iskaashiga la leh Somali Red Crescent, isla markaana uu ka qeybqaato qorshaynta istiraatiijiga ah iyo maamul wanaagga barnaamijyada bini’aadantinimo.
🔗 https://qaranjobs.com/job/country-manager-somalia-2/
________________________________________
⚠️ OGEYSIIS MUHIIM AH (ANTI-SCAM)
• Qaran Jobs waa madal xayeysiin shaqo oo shaqooyin rasmiga ah kuu soo bandhigta, ma’ aha hay’ad shaqaaleysiinaysa shaqodoonka ama bixisa heshiis shaqo.
• Norwegian Red Cross waa hay’ad bini’aadantinimo oo caalami ah oo leh nidaam shaqaaleysiin oo rasmi ah.
• Ma jiro wax lacag ah oo lagaa rabo inaad bixiso si aad u codsato.
• Ka digtoonow farriimo ku weydiinaya lacag ama xiriir aan rasmi ahayn.

Country Manager – Somalia Closing date: 21 Dec 2025 Organization: Norwegian Red Cross The purpose of the Country Offices (CO) is to ensure implementation of the international strategy at cou…

📢 FURSAD SHAQO – Programme Associate – Relief (G6)Hay’ad bini’aadantinimo oo caalami ah ayaa raadinaysa musharrax u qalm...
17/12/2025

📢 FURSAD SHAQO – Programme Associate – Relief (G6)
Hay’ad bini’aadantinimo oo caalami ah ayaa raadinaysa musharrax u qalma booska hoos ku xusan:
🎯 Jagada: Programme Associate – Relief (G6)
🏢 Hay’adda: World Food Programme (WFP)
📍 Goobta: Beledweyne, Somalia
⏰ Deadline: 16 December 2025
WFP waa hay’ad bini’aadantinimo oo caalami ah oo u ololeysa badbaadinta nolosha dadka dhibaataysan, gaar ahaan kuwa la tacaalaya baahiya cunno ee degdegga ah.
🔗 https://qaranjobs.com/job/programme-associate-relief-g6-beledweyne-somalia/
________________________________________
⚠️ OGEYSIIS MUHIIM AH (ANTI-SCAM)
• Qaran Jobs waa madal xayeysiin shaqo, ma aha hay’ad shaqaaleysiinaysa ama bixisa heshiis shaqo.
• WFP waa hay’ad caalami ah oo shaqaaleysiinta si rasmi ah uga socota boggeeda rasmiga ah ama nidaamyadeeda shaqaaleysiinta.
• Ma jiro wax lacag ah oo lagaa rabo inaad bixiso si aad u codsato (UN agencies ma qaadaan lacag si loo codsado shaqoooyinka ay baahiyaan).
• Ka digtoonow farriimo ku weydiinaya lacag ama xiriir aan rasmi ahayn.

Programme Associate – Relief (G6) – Beledweyne, Somalia Organization: WFP – World Food Programme Location: Beledweyne, Somalia DEADLINE FOR APPLICATIONS 16 December 2025-23:59-GM…

📢 FURSAD SHAQO – Internal Audit and Ethics ManagerHay’ad caalami ah oo madax banaan ayaa raadinaysa musharrax u qalma bo...
17/12/2025

📢 FURSAD SHAQO – Internal Audit and Ethics Manager
Hay’ad caalami ah oo madax banaan ayaa raadinaysa musharrax u qalma booska hoos ku xusan:
🎯 Jagada: Internal Audit and Ethics Manager
🏢 Hay’adda: Action Against Hunger
📍 Goobta: Mogadishu, Somalia
⏰ Deadline: 31 December 2025
Booskan waxaa looga baahan yahay qof khibrad leh oo ka shaqeyn doona internal auditing, ethics, iyo baaritaanada musuqmaasuqa, iyo bixinta talooyin ku saabsan hababka maamulka si loo xoojiyo isla xisaabtanka iyo nidaamka gudaha ee hay’adda.

🔗 https://qaranjobs.com/job/internal-audit-and-ethics-manager-mogadishu-somalia/
________________________________________
⚠️ OGEYSIIS MUHIIM AH (ANTI-SCAM)
• Qaran Jobs waa madal xayeysiin shaqo, ma aha hay’ad shaqaaleysiinaysa ama shaqaalaha qoranaysa.
• Action Against Hunger waa hay’ad bini’aadantinimo oo caalami ah oo leh nidaam shaqaaleysiin rasmi ah.
• Ma jiro wax lacag ah oo lagaa rabo inaad bixiso si aad u codsato booska.
• Ka digtoonow cid ku weydiinaysa lacag ama kula soo xiriirta si aan rasmi ahayn.

Internal Audit and Ethics Manager – Mogadishu, Somalia Description Action Against Hunger leads the global movement to end hunger. We innovate solutions, advocate for change, and reach 28 mil…

📢 FURSAD SHAQO – ICT and Communications Intern🎯 Jagada: ICT and Communications Intern🏢 Hay’adda: NRC – Norwegian Refugee...
15/12/2025

📢 FURSAD SHAQO – ICT and Communications Intern
🎯 Jagada: ICT and Communications Intern
🏢 Hay’adda: NRC – Norwegian Refugee Council
📍 Goobta: Kismayo, Somalia
⏰ Deadline: 24 December 2025

🔗 https://qaranjobs.com/job/ict-and-communications-intern-kismayo-somalia/
________________________________________
⚠️ OGEYSIIS MUHIIM AH (ANTI-SCAM)
• Qaran Jobs waa madal xayeysiin shaqo & internships, ma aha hay’ad shaqaaleysiinaysa.
• NRC waa hay’ad bini’aadantinimo oo caalami ah oo leh nidaam shaqaaleysiin iyo internship oo rasmi ah.
• Ma jiro wax lacag ah oo lagaa rabo inaad bixiso si aad u codsato shaqo.

ICT and Communications Intern – Kismayo, Somalia Responsibilities Specific Responsibilities: Provide help desk support to all users on IT issues. Ensure all staff adhere to ICT related guide…

Address

KM4
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran Jobs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share