Kaah Advert

Kaah Advert Kor u Qaadida Ganacsigaaga Waa Muhiimadeena 1aad ✍️💯

Maamulka iyo guud ahaan Bahda Kaah Advert waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo ...
01/05/2026

Maamulka iyo guud ahaan Bahda Kaah Advert waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo kuwa caalamka, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May.
Shaqaaluhu waa laf-dhabarta horumarka, waa quwadda dhaqaajisa bulshada, isla markaana ah iftiinka mustaqbalka ummadda.
Waxaan si weyn u qadarinaynaa dadaalkiinna, dulqaadkiinna iyo doorka muhiimka ah ee aad ku leedihiin dhismaha shirkada.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul, barwaaqo iyo horumar joogto ah.
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaah Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share