21/11/2025
Jimco wanaagsan
๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ waa malin la xuso ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ waana tiirka bulshada, waa kan kobciya jiilal, kana shaqeeya iftiinka aqoonta inkastoo ay jiraan duruufo adag oo ay ku shaqeeyaan. ๐๐๐๐ง๐ญ๐๐ฌ๐ ๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง๐!
Hambalyo dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed waxaad tihiin ๐๐๐ง๐ญ๐ข ๐๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐ง ๐ค๐๐ซ๐ข๐ง.