HEL.so

HEL.so HEL.so - Somalia's new modern marketplace!. Reach your goals and don't miss out on HEL.so now! Suuqa casriga cusub

Post, publish things & find easily all your services at one place HEL.so, whether they are goods, work, sales, rentals, flights, transportation and so on.

Qiima dhimis kaamirooyinka casriya
01/08/2024

Qiima dhimis kaamirooyinka casriya

π–₯π–Ίπ—…π–Όπ—ˆπ—‡ π–€π—…π–Ύπ–Όπ—π—‹π—ˆπ—‡π—‚π–Όπ—Œ 𝖢𝖺𝗑𝖾𝗒 𝗂𝖽𝗂𝗂𝗇 𝗄𝖾𝖾𝗇𝗍𝖺𝗒 𝖒𝖒𝖳𝖡 π–ͺ𝗂𝗍 π–½π—π–Ίπ—†π–Ύπ—Œπ—π—‚π—‹π–Ίπ—‡, π–Άπ–Ίπ—‘π—ˆ 𝗄𝖺 π—„π—ˆπ—ˆπ–»π–Ίπ—‡ 𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒, 4 𝖒𝖺...

11/06/2024

Ku saabsan Booska iyo Hareerahiisa: Boosku wuxuu ku yaalaa meel soo jiidasho leh oo dhaca inta udhaxeeysa dhinaca Liido iyo Kawaan bari ee degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho. Macluumaadka ku saabsan Booska: Waa dhul siman oo caradiisu cadahay, una dhow laamiga Liido kaso taga Goobta dhulka: 144....

.somalia  .so
16/04/2024

.somalia .so

09/04/2024

❞ Ciid Wanaagsan dhammaan Umadda Soomaaliyeed iyo muslimiintoo idil❞.

-----------------------------

Email: info@hel.𝘴𝘰
Facebook:
https://www.facebook.com/www.hel.so
Instagram: https://instagram.com/hel.somalia
Tiktok: https://www.tiktok/.somalia
YouTube: https://youtube.com/.somalia
Website: www.hel.so

HEL.so - Somalia's new modern marketplace!. Post, publish things & find easily all your services at one place HEL.so, whether they are goods, work, sales, rentals, flights, transportation and so on.

Reach your goals and don't miss out on HEL.so now!

Ramadan πŸŒ™ wanaagsan - πŸŒ™ βœ¨Ψ±Ω…ΨΆΨ§Ω† ΩƒΨ±ΩŠΩ… Guud ahaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan Dadweynaha Soomaaliyeed.
10/03/2024

Ramadan πŸŒ™ wanaagsan - πŸŒ™ βœ¨Ψ±Ω…ΨΆΨ§Ω† ΩƒΨ±ΩŠΩ…
Guud ahaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan Dadweynaha Soomaaliyeed.

25/02/2024
Soo degso maanta oo saaxiibkaa la wadaag!
23/02/2024

Soo degso maanta oo saaxiibkaa la wadaag!

        HEL.so
14/02/2024

HEL.so

Waxaad naga helee shaqo ay kuu qabanayaan rag xirfad uleh howshooda, daacadnimo, qiimo jaban iyo adeeg hufan ood ku qanacdid. Nasoo booqo ama nasoo wac hadaad dooneysid in laguu dhiso farmashi cusub, iskifaalooyinkisa, kushiin, xafiis, dukaan, albaabo, kuraas iyo wixi la halmaala! Β  Waa naga celis ...

 .somalia            .so
10/02/2024

.somalia .so

 .so  .somalia
08/02/2024

.so .somalia

07/02/2024

Waa beer 22 hektar, kili saar ah oo ku taala magaalada Jowhar Waxa ay ujirtaa laamiga Muqdisho iyo Jowhar isku xera inkayar 1km Fadlan nalasoo xeriir si aad beer uyeelatid Β 

02/02/2024

Iphone cagaar/green 11 Pro 64Gb Original. Awooda batteriga 100%. Xaalad qumman oo aan lahayn xariiqmo lahayn, calaamado isticmaalna malahan ama dhaawac. Wata gal iyo jaarjar. Way fiicnaan lahayd haddii aad nasoo booqan lahayd si aad u aragto in uuyahay taleefanka sida lagu tilmaamay xayaysiiska.

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Telephone

+252620232323

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HEL.so posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HEL.so:

Share