Higsad Youth

Higsad Youth Higsad Youth waa wadada ka dhabeynta riyadaada ah saameynta iyo hadal-haynta suuqa casriga ah si aad meel dheer uu gaarsiiso brand-gaaga barteedu waa higsad.

we provide Photo and Vedio production, digital marketing, graphic and brand design

16/08/2026

In ka badan 100 qof ayaa soo codsaday Internship Program-ka Doog media Doog Media.

Kadib qiimeyn iyo xulasho, 60 qof ayaa loo gudbay marxaladda wareysiga (Interview).

Hadda, waxaa nasiib u yeeshay in la xusho 10 qof oo isugu jira kuwa loo qaadanayo Tababar (Training) iyo Internship Program.

Dhawaan waxaan si rasmi ah u shaacin doonnaa magacyada dadka kusoo baxay.

Nala socda, hana moogaanina!

15/08/2026

Bahda Doog media waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Maxamed Ciise Daahir Yuusuf, oo kaalinta 1-aad ka galay Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad, isagoo keenay 94.14%.

Maxamed wuxuu wax ka bartaa Dugsiga Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir.

Guushan waa mid mudan in lagu faano. Waxaan kuu rajeynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waaweyn iyo waxbarasho heer sare ah.
Hambalyo Maxamed!

15/08/2026

Sugitaan dheer kaddib, waxaa dhowaan si rasmi ah loo shaacin doonaa natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026.

Dhamaan ardayda iyo waalidiinta waxaan u rajaynaynaa guul, farxad iyo natiijo wanaagsan
Doog media
fans .

12/08/2026
10/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka fasalka 8-aad, dugisga dhexe ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan ardayda gashay kaalmaha ugu sarreeya kuwaas oo muujiyey dadaal, karti iyo adkaysi dheeri ah oo mudan in lagu faano.

Waxaan idiin rajeyneynaa guulo badan iyo inaad mar walba sii waddaan dadaalka iyo horumarka.

Doog media

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Higsad Youth posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share