Beecsan Real Estate

Beecsan Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beecsan Real Estate, Mogadishu.

02/04/2026

GURI IIB AH XAAFADDA NASTEEXO — DEGMADA WADAJIR.

31/03/2026

🏡 GURI IIB AH – MUQDISHO | SARKUUSTA (Warlaliska)

📐 Cabirka: 10m x 20m
🧭 Jihada: Koonfur
📄 Dukumenti: Maxamed Siyaad Barre
💰 Qiimaha: $85,000 (Wada hadal waa furan yahay)

WhatsApp
252-613667198

31/03/2026

Guri iib ah | Muqdisho – Albaraka







19/03/2026

📍 Faahfaahinta Guriga: • 2 Jid-le (Bari & Woqooyi)
• Cabirka: 13 × 13
• Hadda waxaa ka dhisan 5 qol iyo musqulo
• Guriga waxaa hadda lagu kireeyaa $500 bishii
• Dokumentiga: Maxamed Siyaad Barre
💰 Qiimaha: $180,000
Wixii faafaahin kala xariir:
+252616019594

23/02/2026

📍 Goobta: Xaafadda Kunyekunye – Odweyne (Mogadishu)
📐 Cabirka: 15 × 20 Mitir
🧭 Jihada: Galbeed – 1 Jidle
📄 Dokumenti: Federal
💵 Qiimaha: $46,000 iyo heshis
📲 +252616019594







18/02/2026

Booskan hadda jingad ka dhisan waa iib, wuxuuna ku yaalla Degmada Deynile, gaar ahaan Warlalis – Ceel Timir.
📐 Cabirka: 15 × 20 Mitir
🧭 Jihada: 2 Jidle (Koonfur & Galbeed)
📄 Dokumenti: Federal






Wixii fafahin kala xariir:
+252616019594

14/02/2026

‎📍 Waaxda Tawakal
‎👉 Aad ugu dhow Towfiiq
‎🛣️ Kana kala baxa Laamiga Warshadaha
‎📐 Cabirka: 10×20 Mitir
‎(10 Mitir balac ah, 20 Mitir dherer ah)
‎🧭 Jihada: Bari
‎📄 Dokumenti: Maxamed Siyaad Barre
‎🏫 U dhow Iskuulka Khalid Ibnu Waliid
‎💰 Qiimaha: $28,000 – Iyo Heshiis!
‎Wixii faafaahin kala xariir lambarkaani: ‎+252616019594

14/02/2026

📍 Degmada: Yaqshid
📌 Xaafadda: Seeliga Towfiiq
🛣 Goobta: Laamiga Towfiiq – Blooga 3aad ayuu ka noqonaa
📐 Cabirka: 10 × 20 Mitir (Nus Boos)
🧭 Jihada: 1 Jidle – Woqooyi
📄 Dokumenti: Federal
💰 Qiimaha: $40,000 – Wadahadal waa furan
📞 La xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah
+252616019594

13/02/2026

DEGMADA: Dherkenley
📌 XAAFADDA: Macalin Nuur
📐 CABIRKA: 7 × 20 Mitir
🧭 JIHADA: 1 Jidle – Woqooyi
📍 GOOBTA:
Wuxuu sugunto u jiraa wadada weyn ee isku xirta
Dabakaay Modow & Laamiga Macalin Nuur
📄 DOKUMENTI: Federal
💰 QIIMAHA: $25,000
🤝 HESHIIS: Waa Furan yahay. #
📞 La xiriir hadda!
+252616019594

12/02/2026

📍 Goobta: Degmada Waaberi
📌 Aad ugu dhow: Xarunta Degmada Waaberi
🛣 Laamiga weyn: Booska 5aad ee laamiga isku xira Dabka & Buundada
🧭 Jihada: 2 Jidle (Bari & Koonfur)
📄 Dukumenti: Maxamed Siyaad Barre
🏗 Dhismaha hadda ka dhisan:
✔ Ku dhisan 2 Rubac
✔ Labo qaybood
✔ Qayb kasta waa la kireeyey
💵 Dakhliga hadda kasoo galo:
💲 $300 Qayb kasta
💲 $600 Bishii
💰 Qiimaha lagu rabo: $185,000 (Israac)
📞 La xiriir hadda – Fursad maalgashi oo dahabi ah!
+252616019594

11/02/2026
11/02/2026

Wuxuu ku yaala: Mahad Alle X – Degmada Yaqshid
(Hadda ka tirsan Dari Salaam)
📐 15m × 20m (Hal Jidle)
🧭 Jihada: Koonfur
📄 Dukumenti: Maxamed Siyaad Barre
✔️ Dhaxal ma aha – Hal qof ayuu ka wareegayaa
🏡 4 Qol | 2 Musqul | Jiko | Barando | Barxad Waasac ah
🕌 Aad ugu dhow Masjidka Baafe (Enterloga saaran)
💰 Qiimaha: $70,000 (Toddobaatan Kun oo Dollar) iyo heshis.
Haddii aad daneyneyso, hadda nala soo xiriir.
Waa fursad dahabi ah.
📞252616019594

Address

Mogadishu
0610484195

Telephone

+252682141413

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beecsan Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beecsan Real Estate:

Share