15/08/2026
🎓 HAMBALYO DHAMMAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED! 🇸🇴
Shirkadda Dhalaal Print waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad.
Waxaan si gaar ah hambalyo ugu diraynaa ardayda galay kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad, kuwaas oo muujiyay dadaal, karti, adkaysi iyo heer waxbarasho oo sare. 🏆🎓
🥇 Kaalinta 1-aad
🥈 Kaalinta 2-aad
🥉 Kaalinta 3-aad
Guushiinnu waa farxad u soo hoyatay qoysaskiinna, macallimiintiinna iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.
Waxaan idin leenahay: Hambalyo, hambalyo, hambalyo! 👏🎉
Dhalaal Print waxay aaminsan tahay in waxbarashadu tahay furaha mustaqbalka, dhalinyaraduna ay yihiin rajada iyo horumarka Soomaaliya. 🇸🇴
Dhammaan ardayda baasayna — waad mudan tihiin in la idin bogaadiyo! ❤️