Muhsin Urur

Muhsin Urur Welcome nagu so biir

19/02/2026

Malinta labad io Afurinta wllahena abeereysan

18/02/2026

Waxan qayb ka noqday malinta kowad ee ramadanka inaa dadka masaakinta so bara kacay aan qayb ka noqdo cawintoda ilahay ha u gar gaaro

18/02/2026

Ramadan Kareem 2026 πŸŒ™

Bin Ali Polyclinic waxay bulshada u diraysaa hambalyo ku aaddan bisha barakaysan ee Ramadan.

Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo ducada, kana yeelo bishan mid kheyr, caafimaad iyo nabad ku dheehan.

Ramadan Mubarak.

πŸŒ™βœ¨πŸ•ŒπŸ™πŸ€²πŸ»


πŸŒ™

Isku day mar walbo inaad barato xirfad
04/02/2026

Isku day mar walbo inaad barato xirfad

01/02/2026

Quruxda dhulku waa degganaanta qalbiga. Markaad dabeecadda fiiriso, waxaad xasuusataa in noloshu ay ku dhisan tahay nabad iyo ilaalin

01/02/2026

Dhulkeena quruxdiisa inba cadi ma ah wlhi #

31/01/2026

Mar ku shaqo helo shaqeysanayow πŸŽ₯πŸ‡ΈπŸ‡΄

30/01/2026

Xumada Dan qaran

30/01/2026

Wasiir madaxa nafuran

Chumco wanagsan
30/01/2026

Chumco wanagsan

29/01/2026

Muqdisho city πŸŒ†

Alxamdulillaah, sanadkii 2025 waxaa ii rumoobay qaybo ka mid ah riyooyinkeygii β€”Ilaahay baa mahad oo dhan iska leh 🀲🏽San...
01/01/2026

Alxamdulillaah, sanadkii 2025 waxaa ii rumoobay qaybo ka mid ah riyooyinkeygii β€”
Ilaahay baa mahad oo dhan iska leh 🀲🏽

Sanadka cusub, waxaan rajeynayaa in riyooyinka aan nolosha ka leeyahay
Ilaahay ii rumeeyo mid mid,
nagana siiyo caafimaad, barako, iyo guul waarta.

Ilaahay ha nagu dhammeeyo cafiimad,
hana inoo furo albaabbada kheyrka iyo horumarka.
Aamiin.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muhsin Urur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share