28/03/2022
Ma jeceshahay in aad fahan buuxa ka heshid xirfadda casriga ah ee Digital Marketing? Ma tahay qof raba in uu ganacsigiisa ku hormariyo xirfadda Digital Marketing?
Waxaan dhawaan bilaabayna Course gaaban oo lagu baranayo xirfadda casriga ah Digital Marketing.
Isdiiwaangalinta soo buuxi formkan
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfQfZ_2ADHMThHX-vCKe17xz4OcZBPaNSZWP9n8jruAefLFaw/viewform?usp=sf_link
Nagala soo xiriir Whatsapp +252619968868 ama si fudud raac linkgan
https://wa.me/message/Q2KDYITVWG5XL1
KA FAA’IIDEYSI WACAN