Xul Media Agency

Xul Media Agency We specialize in capturing high-quality photos and videos
using our powerful equipment.

15/07/2026

Madasha 3-aad ee Horumarinta Soomaaliya SDF2026, taas oo si wada jir ah u soo agaasimeen Machadka Heritage iyo Jaamacadda City ee Muqdisho, iyada oo sannadkaan diiradda lagu saarayay, โ€œSoomaaliya oo Maraysa Marxalad Xasaasi ah; Xoojinta Xasilloonida, Midnimada iyo Horumarkaโ€.

.

Madasha 3-aad ee Horumarinta Soomaaliya SDF2026, taas oo si wada jir ah u soo agaasimeen Machadka Heritage iyo Jaamacadd...
15/07/2026

Madasha 3-aad ee Horumarinta Soomaaliya SDF2026, taas oo si wada jir ah u soo agaasimeen Machadka Heritage iyo Jaamacadda City ee Muqdisho, iyada oo sannadkaan diiradda lagu saarayay, โ€œSoomaaliya oo Maraysa Marxalad Xasaasi ah; Xoojinta Xasilloonida, Midnimada iyo Horumarkaโ€.


.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป๐Ÿ Farxadna ku ciida!
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป๐Ÿ Farxadna ku ciida!

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ ๐Ÿค๐Ÿคฒ๐‘๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๏ทบ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ซ๐ข:โ€œ๐Œ๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ก๐š๐ฒ ๐š๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ฎ๐ ๐š ๐ฑ๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ง๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐ฌ๐ข๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ.โ€(...
26/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ ๐Ÿค๐Ÿคฒ
๐‘๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๏ทบ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ซ๐ข:

โ€œ๐Œ๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ก๐š๐ฒ ๐š๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ฎ๐ ๐š ๐ฑ๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ง๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐ฌ๐ข๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ.โ€
(๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ)

Waa maalin fadligeedu weyn yahay, ducadu leedahay aqbalad, dambiyadana la dhaafo.
Waa maalin qalbiyadu Alle ugu noqdaan tawbad, xus iyo baryo.

Waxaa laga yaabaa in ducada aad berri ku ducaysato ay noqoto mid noloshaada beddesha.

๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ก๐š ๐ข๐ง๐š๐ ๐š ๐๐ก๐ข๐ ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š ๐๐ฎ๐œ๐š๐๐จ๐จ๐๐š ๐ฅ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐จ ๐Ÿค
Xul Media Agency

Majiraan maalmo uu Alle uga jecel yahay camal wanaagsan oo lasameeyo tobankan maalmood ee barakeysan ee Dul-Xijjah. โœจโ€œCa...
18/05/2026

Majiraan maalmo uu Alle uga jecel yahay camal wanaagsan oo lasameeyo tobankan maalmood ee barakeysan ee Dul-Xijjah. โœจ

โ€œCamalka yar ee aad maanta sameyso, wuxuu noqon karaa sababta guushaada Aakhiro.โ€ ๐Ÿคฒ


Hambalyo Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดSomalia ayaa kaalinta 1-aad ka gashay dalalka dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-da, si...
17/05/2026

Hambalyo Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Somalia ayaa kaalinta 1-aad ka gashay dalalka dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-da, sida lagu xaqiijiyay warbixinta International Telecommunication Union.
Laga soo bilaabo 0.0 dhibcood sanadkii 2007 ilaa 77.5 dhibcood sanadkii 2024,

Anaga oo ah Xul Media, waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, hayโ€™adaha dowladda, shirkadaha ICT-da, iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee hormuudka ka ah isbeddelka dhijitaalka ah ee dalka.

Soomaaliya maanta waxay dunida u dirtay fariin cad:
โ€œWaxaan nahay dal dib u soo kabanaya, horumarna ku socda.โ€ ๐Ÿš€


Kulan wacyigalin Fasalka 12-aad oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee somaliya oo m...
13/05/2026

Kulan wacyigalin Fasalka 12-aad oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee somaliya oo maanta kaqabsoontay muqdisho
๐Ÿ“Shariif salah hall km4

Munaasibadda Shir lagu dhiirrigelinayo ganacsiga iyo teknoolojiyadda casriga ah oo Muqdisho ka furmay.
13/05/2026

Munaasibadda Shir lagu dhiirrigelinayo ganacsiga iyo teknoolojiyadda casriga ah oo Muqdisho ka furmay.

13/05/2026

Abasaadoor Maxamed Cali Americoโ€Maanta Soomaaliya,waxa ay u baahantahay Jiil ka hadla hormarka,Ganacsiga maahan lacag raadin kaliya ee waa hal abuur iyo shaqo abuur la siinaayo dhallinyarada!

Address

Adani Tower 2
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xul Media Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share