Hankaab Advert

Hankaab Advert Hankaab Advertising Agency, founded in 2024, is more than just an advertising provider; it's a collective of innovative thinkers and digital pioneers.

Ciid Mubaarak!Ku ciida reynreyn, caafimaad iyo maalmo farxad leh.
26/05/2026

Ciid Mubaarak!
Ku ciida reynreyn, caafimaad iyo maalmo farxad leh.





Maalinta Carafo waa maalin fadli iyo kheyr badan leh. Nabigeenna suubban ﷺ wuxuu sheegay in ducada ugu kheyr badan ay ta...
26/05/2026

Maalinta Carafo waa maalin fadli iyo kheyr badan leh. Nabigeenna suubban ﷺ wuxuu sheegay in ducada ugu kheyr badan ay tahay ducada maalinta Carafo, لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

Maalintan barakaysan ee 9-aad ee Dulxijjah waa maalin naxariis iyo cafis badan, iyadoo Nabigeenna ﷺ noo sheegay in aysan jirin maalin Alle addoomadiisa uga xoreeyo naarta si ka badan maalinta Carafo. Waa fursad qaali ah oo lagu badiyo ducada, towbad keenka, iyo xuska Alle.




𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐦𝐚 𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐤𝐡𝐭𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐨𝐛𝐨𝐜𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚. Ka faa’iidayso awoodda Digital Marketing si ganacs...
11/05/2026

𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐦𝐚 𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐤𝐡𝐭𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐨𝐛𝐨𝐜𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚.
Ka faa’iidayso awoodda Digital Marketing si ganacsigaagu u gaaro macaamiil badan, una kobco si casri ah.









𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!Munaasabadda qiimaha badan ee Ciiddul Fidriga darteed, waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan shacab...
19/03/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!

Munaasabadda qiimaha badan ee Ciiddul Fidriga darteed, waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.




Ganacsiga ma istaago xitaa marka aad sooman tahay. 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠 ayaa ka shaqeynaya ganacsigaaga 24/7, si uu u gaaro...
12/03/2026

Ganacsiga ma istaago xitaa marka aad sooman tahay. 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠 ayaa ka shaqeynaya ganacsigaaga 24/7, si uu u gaaro macaamiil cusub una kordhiyo fursadaha iibka.





𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫, 𝟑𝟎% 𝐎𝐅𝐅 𝐀𝐥𝐥 𝐎𝐮𝐫 𝐒𝐞𝐫𝐯𝐢𝐜𝐞𝐬 Ramadan waa bil barako iyo fursado cusub. Bishan barakeysan ku bilow tal...
19/02/2026

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫, 𝟑𝟎% 𝐎𝐅𝐅 𝐀𝐥𝐥 𝐎𝐮𝐫 𝐒𝐞𝐫𝐯𝐢𝐜𝐞𝐬

Ramadan waa bil barako iyo fursado cusub. Bishan barakeysan ku bilow tallaabo cusub oo aad ku kobcinayso brand-kaaga iyo adeegyadaada digital-ka ah, adigoo ka faa’iideysanaya qiimo dhimis gaar ah oo aan kuu diyaarinay.






𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦 🌙Hambalyo bisha barakeysan ee Ramadaan. Alle ha naga aqbalo soonka iyo camalka suubban.
17/02/2026

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦 🌙
Hambalyo bisha barakeysan ee Ramadaan. Alle ha naga aqbalo soonka iyo camalka suubban.


Something exciting is on the way. Stay tuned. Big value coming soon.
11/02/2026

Something exciting is on the way. Stay tuned.
Big value coming soon.



🎉 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐖𝐞𝐲𝐧!Waxaan 𝟏𝟓% 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 ku sameynay adeegyada hoos ku xusan. Qiimo dhimistan waxay soconaysaa ilaa 𝐉𝐮𝐥𝐲 𝟐𝟎...
02/07/2025

🎉 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐖𝐞𝐲𝐧!
Waxaan 𝟏𝟓% 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 ku sameynay adeegyada hoos ku xusan. Qiimo dhimistan waxay soconaysaa ilaa 𝐉𝐮𝐥𝐲 𝟐𝟎!

Ka faa’iideyso fursaddan oo hel 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐥𝐞𝐡 adigoo bixinaya wax ka yar!




Waxaan 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 u diraynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐝𝐚 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 – maalinta xorriyadda iyo midnimada! 🎉...
01/07/2025

Waxaan 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 u diraynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐝𝐚 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 – maalinta xorriyadda iyo midnimada! 🎉🇸🇴 💙





Address

Dabka
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hankaab Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share