Somali YellowPages

Somali YellowPages Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali YellowPages, Marketing Agency, Mogadishu.

Cumar iyo Abubakar: "Waxa laysku keen qaldaa waqtiga haasaawaha"Abubakar Maxamed(Bidix) Cumar Maxamed (Midig)Cumar Maxam...
23/08/2019

Cumar iyo Abubakar: "Waxa laysku keen qaldaa waqtiga haasaawaha"
Abubakar Maxamed(Bidix) Cumar Maxamed (Midig)

Cumar Maxamed iyo Abubakar Maxamed waa laba wiil oo Soomaali ah, dadka ayaa inta badan isku qalda wajiyadooda waxay isugu eeg yihiin si dhaw, waxa sii xoojinaya in laysku qalado labadooda waxay si wada jir ah u qabtaan shaqooyin u gaar ah iyo waliba kulamo ay dhalinyarada ku dhiiri galiyaan.

Gudoomiyaha Bandhiga Buugagata The Mogdishu Book Fair Maxamed Diini.Ayaa Somali Yellow Pags ku Amaanay Sida Hagar la'aan...
21/08/2019

Gudoomiyaha Bandhiga Buugagata The Mogdishu Book Fair Maxamed Diini.
Ayaa Somali Yellow Pags ku Amaanay Sida Hagar la'aanta ay u Hellen Bulshada Buuga isku Xirha Ganacsiga Soomaaliya

Eid Mubaarak
03/06/2019

Eid Mubaarak

Daarul Salaam iyo Dalxiiska  Baldaawo adigoo mahadsan
23/08/2018

Daarul Salaam iyo Dalxiiska Baldaawo adigoo mahadsan

Waxaa si habsami leh usocdo carwada buugaagta ee Mogadishu. Waxa Hada inala jooga masuuliyiin katirsan dowlada federaalk...
16/08/2018

Waxaa si habsami leh usocdo carwada buugaagta ee Mogadishu. Waxa Hada inala jooga masuuliyiin katirsan dowlada federaalka oo uu ugu horeeyo ra’iisul wasaare kuxigeenka Mahdi M Guled, Duqa magaalada Eng Abdirahman Yariisow iyo marti sharaf kale oo badan.

Gurmadkii Musiibadii dhacday waxaa ka qayb galay Dad Caddaan ah oo watay Eeyo wax baara iyo Qalab casri ah. Dadkaasi wax...
17/10/2017

Gurmadkii Musiibadii dhacday waxaa ka qayb galay Dad Caddaan ah oo watay Eeyo wax baara iyo Qalab casri ah. Dadkaasi waxay ahaayeen Ingiriis./British

16/10/2017

Dalkii waxaa Ku dhacay Masiibo Qaran
Intii Ku dhiimatay Janadda Fardowza Allah ka waraabiyo .
Intii dhawac ahna Allha Caagiyo
Anaggana sabar iyo basal Qeyr Qabo Allha nugu baddalo.
Milkiilah,ah Kaamil Computer repairing & sales parts
Waxaa uu Ku waayey shaqaalihisa iyo maaliisa kheybta zoobe we Km5
Annagga na waan la weynay.

Address

Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali YellowPages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share