SIMAD Graduated Students Club

SIMAD Graduated Students Club FURSAAD ONLINE MARKET IS AN ONLINE MARKET WHERE CUSTOMERS CAN GET MOST OF THE SHOPPING ITEM THROUGH ONLINE AND CAN ORDER AND PAY VIA ONLINE.

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَDhamaan bahweynta Jaamacadda SIMAD oo ay ugu horeeyaan maamulka, macalimiinta,...
06/09/2022

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Dhamaan bahweynta Jaamacadda SIMAD oo ay ugu horeeyaan maamulka, macalimiinta, iyo ardayda waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, qaraabada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Ustaadkeenna qaaliga Ustad Ibraahiim Maxamed Sheikh (Kabaweyne) oo saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka waxan ilaahay uga baryaynaa in uu janadiisa ka waraabiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iiman uu siiyo. Aaamiin.

Shirkada dhismaha     waxay idin la diyaar tahay buluketi tayo sare leh waliba qiimo Jaban oo ku raali galiya  waxayna m...
31/01/2022

Shirkada dhismaha waxay idin la diyaar tahay buluketi tayo sare leh waliba qiimo
Jaban oo ku raali galiya waxayna maca miisheda diyaar ula tahay guri walba iyo goob walba in ay kugu keen to kala xiriir #610443825

04/08/2021

Address

Km5, ZOBE
Mogadishu
2521

Telephone

+252615992764

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIMAD Graduated Students Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SIMAD Graduated Students Club:

Share