09/04/2024
๐ ๐ ๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป๐ฅณ
Dhamaan ummada muslimiinta ah, khaasatan ummada somaaliyeed. waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabada Ciidul Fidriga.
Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan soo sameyneynayy bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ku ciida farxad iyo caafimaad meel walba oo aad joogtaan.๐