26/05/2026
#عيدالاضحي #مبارك
✨ Ciidul Adxa Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta 🌙🐪
Muftah Tech waxay idiin rajeynaysaa ciid farxad, nabad, iyo barwaaqo leh.
Allaha naga aqbalo cibaadada iyo camalka wanaagsan. 🤍
CIID WANAAGSAN 💜
#عيدالاضحي