Sahan Center for Training and Development

Sahan Center for Training and Development Rajo Hadii Ay Jirto Wali Nabad Ayaa Jirto
إذاكان هناك أمل هنالك سلام
If There A Hope there a Peace

Ogaysiis Alla mahad leh, oo waafajiyay qoraaga buuga:“Taariikhdii Shiikh Cumar ee Baridda Diidnta iyo Dadaalladii wacyig...
26/09/2024

Ogaysiis
Alla mahad leh, oo waafajiyay qoraaga buuga:
“Taariikhdii Shiikh Cumar ee Baridda Diidnta iyo Dadaalladii wacyigalinta” in uu bilaabo Tallaabdii ugu horreesay ee dhaxalka Shiikha.

Xarunta waxaa hadiyyad ahaan kusoo gaaray noqul ka mid ah Buugga, Oo uu u hadyeeyay Qoraaga, run ahaantii waa dadaal bilaaw ah marka loo eeggo dhaxalka farawaaga ah ee uu ka tagay Shiikh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Sauldaan.

Guud

Warbixin Alla mahadii, waxaa inoo suurta gashay annaga oo ah Xarunta Sahan (Sahan Center) Iyo  Ururka Midawga Ardayda So...
22/09/2024

Warbixin
Alla mahadii, waxaa inoo suurta gashay annaga oo ah Xarunta Sahan (Sahan Center) Iyo Ururka Midawga Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga (UMSET) Billaabidda baraanmijka kobcinta karaaanka Hoggaaminta Ururka UMSET.

Mashruucan, oo ah mid aan uga qayb qaadanayno Mas'uuliyad-bulsheedka xaruntu u taagantahay iyo casriyeenta shaqada, waxaa lagu daah furay koorsada cinwaankeedu yahay:

“Fanka Habqoraalka Warqadaha Rasmiga
ah Ee Xafiisyada Dowladda”
kooraskan, waxaa soo jeediyay maallintii koowaad Ustaad Maxamuud Cali Adaan Hoorri oo ah Cilmibaare ka tirsan Akadeemiyadda Cilmiga , Dhaqanka & Suugaanta— xubinna ka ah Guddiga 4-aad ee Af-soomaaliga.

Guud
Sahan Center for Training and Development

Xarunta Sahan (Sahan Center) Iyo  Ururka Midawga Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga (UMSET) ayaa Iska kaashanaya Kobcinta k...
20/09/2024

Xarunta Sahan (Sahan Center) Iyo Ururka Midawga Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga (UMSET) ayaa Iska kaashanaya Kobcinta karaanka Hoggaaminta Ururka UMSET.
Mashruucan, oo ah mid aan uga qayb qaadanayno mas'uuliyad-bulsheedka xaruntu u taagantahay, waxaa lagu daah furayaa koorsada cinwaankeedu yahay:

“Fanka Habqoraalka Warqadaha Rasmiga
ah Ee Xafiisyada Dowladda”
kooraskan, waxaa soo jeedin doono Maxamuud Cali Adaan Hoorri oo ah Cilmibaare ka tirsan Akadeemiyadda Cilmiga , Dhaqanka & Suugaanta— xubinna ka ah Guddiga 4-aad ee Af-soomaaliga.

@

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Center for Training and Development posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahan Center for Training and Development:

Share