15/08/2026
Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynnaa dhammaan ardayda maanta heshay natiijada imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare ee dalka. ππ
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo isdabajoog ah.
πππ