Somali Lens

Somali Lens Somali Lens is a media company dedicated to amplifying authentic Somali voices.

Kobaca Ganacsigu ma aha nasiib โ€” waa istaraatiijad, hal-abuur iyo fulin sax ah.Nala soo xariir oo noo sheeg xogtaada si ...
19/04/2026

Kobaca Ganacsigu ma aha nasiib โ€” waa istaraatiijad, hal-abuur iyo fulin sax ah.

Nala soo xariir oo noo sheeg xogtaada si aan Talo bilaasha kuu siino ๐Ÿ‘‡

Shirkadda Somali Lens waxaa ka bannaan boos shaqo oo ah Motion Graphic Designer and Video editor. Hadii aad leedahay xir...
16/04/2026

Shirkadda Somali Lens waxaa ka bannaan boos shaqo oo ah Motion Graphic Designer and Video editor.

Hadii aad leedahay xirfad, khibrad, hal-abuur iyo aqoon ku filan oo buuxin kara jagadan: Fadlan codsigaga ku soo dir [email protected]
wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xariir +252616344418

โ€œHa sugin ee samee.โ€ ๐ŸŽฌTaasi waxay ahayd fariinta ugu muhiimsan ee Somali Lens la wadaagtay ardayda Multimediaha ee Jaama...
15/04/2026

โ€œHa sugin ee samee.โ€ ๐ŸŽฌ
Taasi waxay ahayd fariinta ugu muhiimsan ee Somali Lens la wadaagtay ardayda Multimediaha ee Jaamacadda Jamhuriya (Jamhuriya University of Science and Technology) kadib kulan aan kula wadaagnay waayo-aragnimadeena film samaynta.
Ardaydu waxay muujiyeen xiiso iyo rabitaan dhab ah oo ku aaddan sheeko-sheegista iyo film sameynta โ€” taas oo caddeyn u ah in jiilka cusub uu doonayo in Soomaaliya la jaanqaado dunida, isla markaana sheekooyinkeeda u sheegato si xirfad leh.
Somali Lens waxay aaminsan tahay in iskaashi u dhexeeya shirkadaha iyo jaamacadaha uu yahay furaha horumarinta hal-abuurka iyo garaadka ardayda.

Haddii aad xiisaynayso:

โ€“ Film sameynta (Filmmaking) ๐ŸŽฅ
โ€“ Jilitaanka ๐ŸŽญ
โ€“ Iyo hal-abuurka sheekooyinka
๐Ÿ“ฒ Nagu soo biir, si aad u hesho talooyin, casharro, iyo fursado dhab ah

๐Ÿ’ฌ Noo sheeg filmmada Soomaalida kuwa aad ugu jeceshahay ๐Ÿ‘‡

Waxbadan naga ogow oo ku soo biir barteena Instagram ๐Ÿ™๐Ÿค—
22/03/2026

Waxbadan naga ogow oo ku soo biir barteena Instagram ๐Ÿ™๐Ÿค—

SADAAL OO KU GUULEYSO  $20      ARSENAL  Vs MANCHESTER CITY | Carabao Cup Final ๐’๐ก๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐š๐ก๐š:1. Follow dheh page-ka 2. Li...
21/03/2026

SADAAL OO KU GUULEYSO $20
ARSENAL Vs MANCHESTER CITY | Carabao Cup Final
๐’๐ก๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐š๐ก๐š:
1. Follow dheh page-ka
2. Like saar postiga
3. Share Public ah ka dhig post-ga.
4. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona

๐ŸŒ™โœจ Ciid Mubaarak! โœจ๐ŸŒ™Munaasabadda barakeysan ee Ciidda awgeed, waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan shacabka Sooma...
19/03/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciid Mubaarak! โœจ๐ŸŒ™

Munaasabadda barakeysan ee Ciidda awgeed, waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadii soonka, hana ka dhigo maalinteena ciidda mid aan ka helno farxad, midnimo iyo isjacayl.

Farxad iyo nabad ku ciida dhammaantiin

Sawiraddan waxaan ka qaadnay Xamarweyne, mid kamida dagmooyinka ugu qadiimisan iyo ilbaxnimadii u h**eysay ee magaalada ...
07/03/2026

Sawiraddan waxaan ka qaadnay Xamarweyne, mid kamida dagmooyinka ugu qadiimisan iyo ilbaxnimadii u h**eysay ee magaalada Muqdisho quruxda dhabta ah ee Soomaaliya waxay ku jirta dhaqankeena soo jireenka ah, dumarkeena kaalin walba buuxiya, iyo ilbaxnimadeena taariikhiga ah ๐Ÿ“ธ Ali Yare Husen

Bisha Ramadaan ma seexataa mise waxaad u shaqeysaa sida  bilaha kale ?
23/02/2026

Bisha Ramadaan ma seexataa mise waxaad u shaqeysaa sida bilaha kale ?

Somali Lens delivered hands-on radio drama production training for young people stepping into media for the first time.F...
20/02/2026

Somali Lens delivered hands-on radio drama production training for young people stepping into media for the first time.

From script to studio, they learned by doing โ€” building skills, confidence, and a voice for peace.

Soonqaad WanaagsanSiday kugu dhamaatay Maalintaada 1โ€™aad ee Ramadaan?
18/02/2026

Soonqaad Wanaagsan

Siday kugu dhamaatay Maalintaada 1โ€™aad ee Ramadaan?

Somali Lens at the Validation of the Data Governance PolicyWe were honored to provide professional Somaliโ€“English interp...
16/02/2026

Somali Lens at the Validation of the Data Governance Policy

We were honored to provide professional Somaliโ€“English interpretation services during the Validation Workshop of the Data Governance Policy.

Our team ensured clear communication and smooth dialogue among stakeholders, contributing to an inclusive and effective policy validation process.

At Somali Lens, we remain committed to supporting national development initiatives through high-quality communication services.

21/12/2025

Dulmar: Kulanka Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Qaybta Caafimaadka.

Somalilens waxay dhacdooyinkaaga kaaga diyaarinaysaa muuqaalo xirfadeysan iyo sheekooyin hal abuur leh,

Hadii aad daneyneyso in munaasabadaaada loo duubo si ka duwan sidii h**e fadlan nagala soo xiriir: +252616344418

Address

Tripiano
Mogadishu
BN0000

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Lens posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share