21/02/2026
ππππ-π
ππππ ππππππ ππΊ πππππππ πππππππ.
π· Tixraac Gaadiid waa barnaamij badqab iyo badbaado loogu talagalay Rakaabka iyo Darawallada, si loo xaqiijiyo safar hufan, diiwaangashan, oo ammaan ah.
πΉ Sidee ayuu u shaqeeyaa?
π. Hubi Gaadiidka Aad Raaceyso ππΊ
β
Diiwaangeli taarikada gaadiidka.
β
Geli xogta safarka:
β
Halka aad ka baxeyso?
β
Halka aad ku wajahan tahay?
π. Hel Receipt Rasmi ah π§Ύ
Waxaad si toos ah u heli doontaa Caddayn Rasmi ah oo muujineysa dhammaan xogta safarkaaga, si buuxda oo cad.
π. Soo Degso πππ¬π’π’ππ€π π²π¨οΈπ:
β
Download garee receipt-ka.
β
La wadaag qoyskaaga ama qof aad ku kalsoon tahay.
β
Hayso diiwaan rasmi ah oo safarkaaga ah.
π. Xaalad Deg-Deg ah π¨βΌοΈ
Haddii aad la kulanto xaalad deg-deg ah, si toos ah ula xiriir Laamaha Amniga adigoo wacaya:
π πππ
ποΈ π°πππ¬π’ππ : πππ‘ππ₯πππ«π.ππ¨π¦
.