Sahal Digital

Sahal Digital Sahal Digital Service waa shirkad sharci ah oo bixisa rukhsadaha software iyo adeegyada casriga ah ee waxbarasho iyo shaqo.

๐ŸŽ“โœจ ๐Š๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก โ€“ ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ซ๐š ๐๐ฅ๐ฎ๐ฌMa doonaysaa inaad noqoto qof leh ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐จ ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก oo suuqa shaqada l...
22/12/2025

๐ŸŽ“โœจ ๐Š๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก โ€“ ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ซ๐š ๐๐ฅ๐ฎ๐ฌ

Ma doonaysaa inaad noqoto qof leh ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐จ ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก oo suuqa shaqada laga raadinayo?
๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ซ๐š ๐๐ฅ๐ฎ๐ฌ waa fursadda ku gaarsiinaysa heerkaas ๐Ÿš€
๐ŸŒ Waxaad Helaysaa:
๐Ÿ“– ๐Ÿ•,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ+ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง oo tayo sare leh
๐Ÿ›๏ธ Oo ay bixiniyaan Jaamacado caalami ah & shirkado waaweyn Sida: ๐Ÿ’ผ ๐†๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐ž, ๐Œ๐ž๐ญ๐š, ๐ˆ๐๐Œ & ๐ค๐ฎ๐ฐ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ž
๐Ÿ’ป Barasho ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐š๐ก โ€“ ๐ฐ๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข & ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š
๐ŸŽ“ ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ฅ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ
๐Ÿ“Š Xirfado ku habboon ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ & ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข
๐Ÿ” Heer kasta ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ โ†’ ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐๐ก๐ž๐ฑ๐š๐š๐ โ†’ ๐’๐š๐ซ๐ž.
๐Ÿ’ก ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š
Maxaa yeelay aqoontu waa hantida kaliya ee aan kaa dhammaanayn ๐Ÿ’Ž
๐Ÿ“ž La Xiriir Sahal Digital Service:
๐Ÿ“ฑ +252 611 474758
๐Ÿ“ Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ”ต Learn Without Limits

๐Ÿ›’ ๐’๐ข๐๐ž๐ž ๐’๐จ๐Ÿ๐ญ๐ฐ๐š๐ซ๐ž ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ƒ๐š๐ฅ๐›๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐š๐š?Waa mid aad ufudud๐Ÿ‘‡๐Ÿ๏ธโƒฃ ๐Ÿ“ฒ ๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ๐Ÿ๏ธโƒฃ ๐Ÿ’ป ๐—๐ฎ๐ฅ๐จ ๐ฌ๐จ๐Ÿ๐ญ๐ฐ๐š๐ซ๐ž-๐ค๐š ๐š๐š๐ ๐ซ...
18/12/2025

๐Ÿ›’ ๐’๐ข๐๐ž๐ž ๐’๐จ๐Ÿ๐ญ๐ฐ๐š๐ซ๐ž ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ƒ๐š๐ฅ๐›๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐š๐š?

Waa mid aad ufudud๐Ÿ‘‡

๐Ÿ๏ธโƒฃ ๐Ÿ“ฒ ๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ
๐Ÿ๏ธโƒฃ ๐Ÿ’ป ๐—๐ฎ๐ฅ๐จ ๐ฌ๐จ๐Ÿ๐ญ๐ฐ๐š๐ซ๐ž-๐ค๐š ๐š๐š๐ ๐ซ๐š๐›๐ญ๐จ
๐Ÿ‘๏ธโƒฃ โšก ๐‡๐ž๐ฅ ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐š๐ก

๐ŸŽฏ Waxaan bixinaa software sharci ah oo ay ka mid yihiin:
๐Ÿค– ChatGPT
๐ŸŽจ Adobe Creative Cloud
๐Ÿ“š Coursera Plus
๐Ÿงฉ Canva Pro
๐Ÿ“ AutoCAD
๐Ÿ“Š Microsoft 365

๐Ÿ“ž Dalbo hadda:
๐Ÿ‘‰ WhatsApp: +252 611 474 758

๐Ÿ“Œ Kalsooni ma raadinaysaa?Sahal Digital Service waa shirkad Soomaaliyeed oo bixisa software sharci ah iyo adeegyo casri ...
18/12/2025

๐Ÿ“Œ Kalsooni ma raadinaysaa?

Sahal Digital Service waa shirkad Soomaaliyeed oo bixisa software sharci ah iyo adeegyo casri ah oo lagu kalsoonaan karo.

โœจ Waxaan mudnaan siinaa:

๐Ÿ›ก๏ธ Daacadnimo & Sharciyad
โšก Adeeg Degdeg ah
๐Ÿ’ฐ Qiime Jaban
๐Ÿ› ๏ธ Taageero Joogto ah

Ku habboon:

๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“arday
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ผ Xirfadlayaal
๐Ÿข Ganacsiyo yaryar

๐Ÿ“ฒ Haddii aad u baahan tahay adeeg lagu kalsoonaan karo, nala soo xiriir:
๐Ÿ‘‰ WhatsApp: +252 611 474 758

Facebook
https://facebook.com/SahalDigitalService
Instagram
https://instagram.com/sahal_digital
Tiktok
https://tiktok.com/

๐ŸŽฏ Ma u baahan tahay software sharci ah oo qiimo jaban?Sahal Digital Service waa shirkad sharci ah oo bixisa: โœ… Rukhsadah...
17/12/2025

๐ŸŽฏ Ma u baahan tahay software sharci ah oo qiimo jaban?

Sahal Digital Service waa shirkad sharci ah oo bixisa: โœ… Rukhsadaha software ee caalamiga ah (Software Lincensed)

Sahal Digital waxay kuu keentay
๐Ÿ”น ChatGPT
๐Ÿ”น Adobe Creative Cloud
๐Ÿ”น Coursera Plus
๐Ÿ”น Microsoft 365
๐Ÿ”น Canva Pro
๐Ÿ”น AutoCAD
๐Ÿ”น VPN & waxyaabo kale

โšก Helitaan degdeg ah
๐Ÿ’ฐ Qiime aad u jaban
๐Ÿ›ก๏ธ Shirkad sharci ah

๐Ÿ“ฒ Dalbo hadda
๐Ÿ‘‰ http://wa.me/+252611474758

๐Ÿš€๐Ÿค– MUSTAQBALKA SEARCH-KA WAA HALKAN! ๐Ÿค–๐Ÿš€Ma ku daashay:โŒ Googling waqti kaa qaataโŒ Xog aan sax ahaynโŒ Research & assignmen...
17/12/2025

๐Ÿš€๐Ÿค– MUSTAQBALKA SEARCH-KA WAA HALKAN! ๐Ÿค–๐Ÿš€

Ma ku daashay:
โŒ Googling waqti kaa qaata
โŒ Xog aan sax ahayn
โŒ Research & assignments kugu dhib badan?

๐Ÿ”ฅ HADDAA XALKA LA HELAY! ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ’ก PERPLEXITY AI PRO
โ€” AI Search Engine-ka ugu awoodda badan 2025 โ€”

โœ… Raadi xog sax ah oo degdeg ah
โœ… Samee research professional ah
โœ… Uga faa`ideyso projects, assignments & shaqooyin ganacsi
โœ… Waqti badbaadin iyo natiijo tayo leh hel

๐ŸŽฏ Ku habboon:
๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“ Arday
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ผ Shaqaale & freelancers
๐Ÿ“Š Ganacsato
๐Ÿง  Qof kasta oo raba xog degdeg & sax ah

๐Ÿ” 100% Original & Ammaan
โŒ Crack ma aha
โšก Degdeg โ€ข Xasiloon โ€ข Lagu kalsoonaan karo

๐ŸŒ SAHAL DIGITAL SERVICE
Annaga ayaa kuu keenay Perplexity AI Pro rasmi ah,
adigoon walwal qabin, qiimo ku habboon ๐Ÿ’ผโœจ

๐Ÿ“ Muqdisho โ€“ Soomaaliya
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 611 474758

๐Ÿ’ฌ Haddii aad rabto inaad ka horreyso dadka kale, maanta iibso
๐Ÿ”ฅ Nala soo xiriir hadda โ€“ ha ka harin mustaqbalka! ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ”๐ŸŒ SURFSHARK VPN โ€“ AMMAAN & XORIYAD ONLINE AH ๐ŸŒ๐Ÿ”Ku xirnow internet-ka adigoo 100% ammaan ah iskana ilaalinaya:๐Ÿ”“ Xatooyo ...
16/12/2025

๐Ÿ”๐ŸŒ SURFSHARK VPN โ€“ AMMAAN & XORIYAD ONLINE AH ๐ŸŒ๐Ÿ”

Ku xirnow internet-ka adigoo 100% ammaan ah iskana ilaalinaya:

๐Ÿ”“ Xatooyo xog
๐Ÿ‘๏ธ La socod & faragelin
๐Ÿšซ๐ŸŒ Website-yo xiran

๐Ÿš€ Surfshark VPN wuxuu kuu oggolaanayaa:
โœ… Isticmaal internet ammaan ah
โœ… Gal apps & websites caalami ah
โœ… Ilaali xogtaada gaarka ah
โœ… Xawaare degdeg ah & connection xasiloon

๐Ÿ›ก๏ธ Original โ€ข Secure โ€ข Reliable
โŒ Crack ma aha โ€“ khatarna ma leh

Surfshark VPN official, qiimo ku habboon, kuna shaqeeynaya dhammaan Devices-ka.

๐Ÿ“ Mogadishu โ€“ Somalia
WhatsApp: http://wa.me/+252611474758

๐ŸŽจโœจ UNLOCK CANVA PRO โ€“ DESIGN SIDII PROFESSIONAL! โœจ๐ŸŽจMa rabtaa naqshado casri ah, degdeg ah, oo tayo sare leh?๐Ÿ‘‰ Canva Pro ...
16/12/2025

๐ŸŽจโœจ UNLOCK CANVA PRO โ€“ DESIGN SIDII PROFESSIONAL! โœจ๐ŸŽจ

Ma rabtaa naqshado casri ah, degdeg ah, oo tayo sare leh?
๐Ÿ‘‰ Canva Pro ayaa kuu fureysa dhammaan astaamaha premium-ka!

โœ… Templates Premium ah
๐ŸŽฏ Brand Kit (Logo, Midab & Fonts)
๐Ÿงผ Background Remover
๐Ÿ“ธ Malaayiin Sawirro & Muuqaallo ah
๐Ÿ” Resize Design Hal Ilbiriqsi Gudahood
๐Ÿ…ฐ๏ธ Fonts & Elements Gaar ah (Pro)
๐ŸŽจ Color Palettes Professional ah
๐ŸŽฌ Animated Graphics & Text

๐Ÿ” 100% Ammaan ah
โšก Degdeg, xasiloon & la isku halayn karo

๐ŸŒ SAHAL DIGITAL SERVICE
Waxaan ku siinaynaa Canva Pro original, qiimo jaban, adigoon wax walwal ah qabin.

๐Ÿ“ž La xiriir hadda
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: http://wa.me/+252611474758

๐Ÿ’ฌ Naqshad samee, ganacsigaagana kor u qaad! ๐Ÿš€

๐Ÿ” MAALGASHI AMMAAN AHMarkaad doorato software sharci ah:๐Ÿ–ฅ๏ธ Computer-kaagu wuu ka badbaadaaโ€“ Fayras & khataro qarsoon ma ...
15/12/2025

๐Ÿ” MAALGASHI AMMAAN AH

Markaad doorato software sharci ah:

๐Ÿ–ฅ๏ธ Computer-kaagu wuu ka badbaadaa
โ€“ Fayras & khataro qarsoon ma geli karaan
โš™๏ธ Shaqadaadu waxey noqoneysa mid xasiloon oo tayo leh
โ€“ Software aan istaagin, aan qalad sameyn
๐Ÿ”„ Waxaad helaysaa Updates & Support rasmi ah
โ€“ Mar walba nooc cusub iyo taageero xirfadeed
๐Ÿ“ˆ Wax-soo-saarkaaga wuu kordhaa
โ€“ Wakhti badbaadin & hal-abuur sare.
๐Ÿค Waxaan kuu sahalnay helidda
software ammaan ah, la isku halayn karo,
kana caawinaya horumarkaaga xirfadeed.

๐Ÿ’ฌ Ammaan dooro ๐Ÿ” | Khatar iska ilaali โš ๏ธ | Guulna gaar ๐Ÿ†

๐Ÿ“ž La xiriir Sahal Digital Service maanta

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta
http://wa.me/+252611474758

๐Ÿš€ Microsoft 365: Shaqadaada Horumarsoโ€‹๐Ÿ”‘ Faa'iidooyinka Ugu Waaweyn ee Qofka Xirfadlaha ah:โ€‹1. Kaydin Aan Xad Lahayn (5TB...
15/12/2025

๐Ÿš€ Microsoft 365: Shaqadaada Horumarso

โ€‹๐Ÿ”‘ Faa'iidooyinka Ugu Waaweyn ee Qofka Xirfadlaha ah:
โ€‹1. Kaydin Aan Xad Lahayn (5TB Cloud) โ˜๏ธ
โ€‹Weligaa ha ka welwelin lumitaanka xogtaada! Waxaad helaysaa:
โ€‹5,000 GB oo Kaydin Cloud ah (One Drive).
โ€‹Kaydi faylashadaada waaweyn (videos, projects, documents) meel ammaan ah, kuna shaqeyso meel kasta oo aad joogto.
โ€‹2. Xirfad & Wax-soo-saar Sare (Productivity) ๐Ÿ“ˆ
โ€‹Ku hel dhammaan codsiyada aad u baahan tahay si aad u dhisato bandhigyo cajiib ah (PowerPoint), xisaabin sax ah (Excel), iyo qoraalo nadiif ah (Word).
โ€‹Shaqadaadu waxay noqoneysaa mid isku xiran oo aan daahin.
โ€‹3. Hubso Ammaanka Shaqadaada (Security) ๐Ÿ›ก๏ธ
โ€‹Nidaamka Microsoft 365 wuxuu ilaaliyaa xogtaada qiimaha badan si aysan u dhicin wax khasaare ah. Shaqadaadu waa mid ammaan ah oo waarta.

Haka laba-labeyn! La xiriir SAHAL Digital Service maanta si aad u hesho Microsoft 365 oo aad u bilowdo inaad si xirfad leh u shaqeyso, u kaydiso, una ilaaliso xogtaada muhiimka ah.

๐Ÿš€ ChatGPT โ€“ Kaaliyahaaga 24/7Ma u baahan tahay caawin degdeg ah?ChatGPT wuxuu kaa caawinayaa:โœ… Waxbarasho & barashoโœ… Sha...
15/12/2025

๐Ÿš€ ChatGPT โ€“ Kaaliyahaaga 24/7
Ma u baahan tahay caawin degdeg ah?
ChatGPT wuxuu kaa caawinayaa:

โœ… Waxbarasho & barasho
โœ… Shaqo & research
โœ… Assignments
โœ… Coding & fikrado ganacsi

โœจ Sahal Digital Service
Waxaan ku siinaynaa rukhsad sharci ah, ammaan ah, oo degdeg ah.

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir maanta โ€“ Ha seegin fursadda AI!
http://wa.me/+252611474758

Address

Taleh
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share