ADD Shacabka Somaliyed

ADD Shacabka Somaliyed waxad kaheli kartaa fariimo ku qanciya Ayaad kaheli doonta donta Please Like garey Page

Aqbarta kuwa ugu xamasada badan ayad ka helaysa ������������

All wani jeclahay Please Like garey Page mahadsanid

17/10/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY XUBNAHA SOOMAALIYA KU MATALAYA BAARLAMAANKA BARIGA AFRIKA

Muqdisho, Oktoobar 15, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya maanta u doorteen in ay Soomaaliya ku matalaan Baarlamaanka Bariga Afrika.

Madaxweynuhu ayaa sheegay in ka mid noqoshada Xildhibaannadan ee Golaha Baarlamanaka Bariga Afrika ay tahay guul Soomaaliyeed oo ka tarjumaysa dib u kabashada dalka iyo kobaca doorka bulsho ee Soomaaliya, waxa uuna ku booriyey xubnahan in ay si firfircoon uga shaqeeyaan danaha iyo codka Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Xildhibaannadan laga sugayo in ay kor u qaadaan magaca iyo doorka Soomaaliya ee siyaasadda, dhaqaale iyo bulsho ee Bariga Afrika, isla markaana ay ku dadaalaan mideynta iyo horumarka gobolka.

DHAMMAAD

Mohamed Dugoow
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
[email protected]

22/09/2022

44 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜. Oᴏ ʟᴏ ʜᴇʏsᴛᴏ $250 million 💰Wᴀǫᴛɪɢɪ Cᴏʀᴏɴᴀ ᴠɪʀᴜs 🦠 Xɪᴛᴀᴀ 💲1ᴅᴏʟᴀʀ ᴋᴀᴍᴀ sɪiɴɪɴ ᴅᴀᴅᴋɪ ʟᴏᴏ ᴡᴀᴅᴀʏ ʟᴀᴄᴀɢᴛᴀs 🥺😎🙄💲💰

31/08/2022

𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗔 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗼 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗮 𝗠𝗨𝗤𝗗𝗜𝗦𝗛𝗢 𝗶𝘆𝗼 𝘅𝗮𝗳𝗶𝘀𝗸𝗶 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗔𝗛𝗔 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗯 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗮𝗻 𝗧𝗜𝗚𝗥𝗘𝗬 𝗼𝗼 𝗸𝘂𝘀𝗼 𝗹𝗮𝗯𝗮 𝗸𝗮𝗰𝗹𝗲𝘆𝗲𝘆 𝗲𝘁𝗵𝗼𝗽𝗶𝗮

Kenya 𝘀𝗵𝘀 𝟮𝟮𝟬 million was profit  we change to doller $𝟭,𝟴𝟰𝟵,𝟱𝟭𝟲
01/08/2022

Kenya 𝘀𝗵𝘀 𝟮𝟮𝟬 million was profit
we change to doller $𝟭,𝟴𝟰𝟵,𝟱𝟭𝟲

Afar malmood gudahood wxay 𝗞𝗲𝗻𝘆𝗮 ka faiday 𝗤𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 ay 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 keentay 𝗦𝗵 𝟮𝟮𝟬 𝗠𝗶𝗹𝗹𝗶𝗼𝗻 oo u dhiganta $𝟭,𝟴𝟰𝟵𝟱𝟭𝟲 .Adunka wux...
01/08/2022

Afar malmood gudahood wxay 𝗞𝗲𝗻𝘆𝗮 ka faiday 𝗤𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 ay 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 keentay 𝗦𝗵 𝟮𝟮𝟬 𝗠𝗶𝗹𝗹𝗶𝗼𝗻 oo u dhiganta $𝟭,𝟴𝟰𝟵𝟱𝟭𝟲 .

Adunka wuxu noo aqoonsanyhy wadan 𝗦𝗮𝗯𝗼𝗼𝗹 ah , 🥺🥺🥺🥺

-: 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗸𝗲𝗲𝗻 :-

Nyd de videoer og den musik, du holder af, upload originalt indhold, og del det hele med venner, familie og verden på YouTube.

( Hubsino hal ba lasiisto ) ayaa h**e u maqal jiray 😂😂
31/07/2022

( Hubsino hal ba lasiisto ) ayaa h**e u maqal jiray 😂😂

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

09/07/2022

🙏 Ciid wanagsan 🙏

13/06/2022

Haye warku wa is keenay ileen mesha wala dhameeyey damu jadiid

11/06/2022

Wa yaab

Address

Somalia Nugal
Muqdisho
SOMALI

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ADD Shacabka Somaliyed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share