Osman Namsic

Osman Namsic Digital Marketer with highy experienced experience activisties towards digital marketing include Soc

17/08/2024
17/08/2024
Africa is looking her youth: Insights from YALI Regional Leadership Center East AfricaLet's recharge our self’s, and ret...
24/02/2024

Africa is looking her youth: Insights from YALI Regional Leadership Center East Africa

Let's recharge our self’s, and rethink our leadership style to face today’s Africa challenges.

As young leaders, it is our duty to learn and contribute to the solutions that will shape a better communities, countries, continents and world. The YALI is well placed to play this role, and provide young African leaders an opportunity to understand the key Africa challenges and to discuss the ways...

Maalmihii lasoo dhaafay waxaan aqriyey bugaan la dhaho "The Mountain is you" balse aan u baxsaday “U hiili naftaada” waa...
08/02/2024

Maalmihii lasoo dhaafay waxaan aqriyey bugaan la dhaho "The Mountain is you" balse aan u baxsaday “U hiili naftaada” waa buug aan saa'id u jecleystay markalena rabo in aan dib u aqriyo. Waxuu ka sheekeynayaa dhisida nolol u gaar ah qof walba asagoo ku siinaya tusaalooyin qeexan iyo talooyin fudud. Waa indha fur kuula sheekeeysanaaya sidii qof kula mid ah, kuu sheegaya dhibaatooyinka ey naftu dareemeyso iyo xalalkooda.

Waxaan dib u abuuray nolosheyda, dib u qoray himilooyinkeyga, dibna u iqtiraacida hadafyadeeda iyo wadooyin cusub aan ku baran doono nafteyda.

Sida dabku ugu baahan yahay dab damiyaal, isbitaaladuna dhaqatiir, jaamacadahuna macalimin ayey naftaaduna u baahan tahay in aad fahanto, ood qorto, ood barato.

Waxaan far waaweyn ku fahmay “In nafteydu I nacdo markaan aamino copy ga siiba markaan iyada hal-abuur keeda amini waayo, In nafteydu I nacdo markii cabsi owgeed waxeey jecleyd uga tagto, In nafteydu I nacdo markii fikir eey isoo jeedisay ka hor geeyo fikir aan meel xun ka eegay, In nafteydu I nacdo markii aan dad kale fikirkood iyo hadalkood ka raaco halka fikirkii iyo shaqo eey jecleyd aan ka tago” in taasoo koobana waa “qorshaha ugu weyn aad naftaada ku caawin karto waa in aadan aqbalin waxeysan ku faraxsaneen”

Bugaan wuxuu I baray casharo kala duwan oo si cajiib ah u wada qeexan, tusaale:
• “In aad naftaada u balan qaado sidaad ahaan jirtay inaadan weligaa ku celin doonin, si ka fiican mooyee”
• “Ma jiro qof dib kuu celin kara ilaa ey naftaadu kuu celiso mooyee
• “Noloshaada maanta waa qiimaha noloshaada beri”
• “Ma u dhalan in 100% marwalba ficnaato ama faraxsanato”

Xitaa magaca buuga waxuu hoga tusaaleynaa baahida naftaada waana sababta aan ugu baxsaday “U hiili naftaada”

Waxaan u mahadcelina qoraaga buuga Marwo Brianna Wiest.

Talo: U hiili naftaada oo aqri buugaan "The Mountain is you"

Smartest thing to do is find a better you and that's why we connects market experts and youth each month to unlock the d...
01/02/2024

Smartest thing to do is find a better you and that's why we connects market experts and youth each month to unlock the door to unparalleled market insights! stands a wake up call to our government to build spaces for our youth to share their ideas, to design pilot solutions towards our country, our continent and our world challenges.

All in all, i want to thank his invaluable contribution as guest speaker Mr. Abdikadir Abdullahi (Direy). Yeah, we learned life lesson, shared hectic experience and reflected his digital journey. Thanks Direy!

We will do more, and be with us Insha Allah.

Dhambaal Academy Fartun Hassan Osman

"Fikirkaaga u badal ganacsi shaqeeya si aan abuurno duni nabad ah"Waxaa furan aqbalaada UPG Biashara Entrepreneur oo eey...
16/01/2024

"Fikirkaaga u badal ganacsi shaqeeya si aan abuurno duni nabad ah"

Waxaa furan aqbalaada UPG Biashara Entrepreneur oo eey qabtaan United People Global. Waa barnaamij leh waxbarasho, tartan iyo lacag. Waxaan ka mid ahay dadka aqrin doona soo codsadayaasha xogtooda. Hadaad xiiseyneyso in aad dalbato xogta hoose sii aqri, hadadaan xiiseyneyna nabad ahow😍.

UPG Biashara Entrepreneur waa barnaamij saa'id u adag marka laga fiiriyo curriculum kiisa, waqtiga xiisadaha iyo tartamada lacagta lagu bixiyaba. Balse waa barnaamij huwan kaftan, xiiso iyo duni barasho. Kaftan ka waa mid iska furan 24 saac walba, waxaadna wax la baran doonta in ka badan 300 dhalinyaro ah oo dunida dacaladeeda kala jooga.

Aminta (Wakhtiga):
Waxuu socon doonaa 6 asbuuc. Asbuuc walba waa in ugu yaraan 6 saac heli kartaa saad uga qeyb qaadato, xiliyada ugu badan oo xiisadaha la qaato waxeey kusoo aadan 2:00PM ilaa 6:00PM, waana Online. Is xaadirana waala sameeyaa, xiisad walbana "Attendance password" u gaar ayeey lee dahay.

Waxaad baran doontaa:
Sidee loo Hal-abuura ganacsi, luuqadaha ganacsiga, maamulida madaxda sare (Board), xirfadaha xiriirka iyo technology, soo jeedinta fikirkaaga ganacsi iyo tan shaqsiyeed, go'aan qaadashada, maamuuska macaamiisha, BMC, Xisaabinta qarashaadka kaa baxa iyo kuwa kusoo gala, hab maamulka xafiisyada, sare u qaadida daqliga, maamulida projects, isticmaalka media ha, la macaamiltanka bulshada, qorsheyta asbuuclaha ama bilaha ama sanadlahaa ee ganacsiga, raadinta fursadaha, dhisida iyo maamulida shaqaalaha, qiimeynta iyo falaqeynta xogaha, suuq geynta, sida looga hortago dhimashada ganacsiga, musuqmaasuqa, si san u fikirida iyo hal-abuurka, bulsho barashada, qiimeynta tartamayaashaada, maamulida cabsida iyo gudbinta wixii lagu baray.

Luuqadaha ow ku baxo:
99% = English
1% = French

Faa'idooyinkiisa:
- Waxaa kuu dhismi doona kalsoonidaada ku hadal luuqada English ka (Xisad walba inteysan bilaaban waxaa hal daqiiqo la siiya dhalinyarada si dadka kale isu baraan ayakoo soo jeedinaaya "Personal Pitch iyo Business Pitch")
- Waxaa xiisadaha bixiya tababarayaal guuldaradu hooy u tahay, taasna waxaad ka baran doonta casharada kaa qarsoon ee ganacsiga.
- Barashada isticmaalka Email ka iyo Online education platforms ka: Wax Whatsapp la dhaho lagama yaqaan, 24 saac walbana waa in email kaaga iyo platform ka aad check gareysa.
- Iyo kuwa kaloo badan

Fiiro gaar ah (FG)
Hadaad lee dahay fikir ganacsi kaaga ku dalbo, hadadan laheyna hada isku aadso fikir muhiim maahan in aad shaqadiisa bilowday.

Guji link gaan hoose saad u dalbato,
https://upglive.org/UPGBiashara

19 January ayeey ku eg tahay aqbalaada, 3 maalin kaliya ayaa ka haray!

Something related Africa is cooking 👀 and I'm watering to share with you soon.Digital smile, Capture by Shabellka, & Dir...
15/01/2024

Something related Africa is cooking 👀 and I'm watering to share with you soon.

Digital smile, Capture by Shabellka, & Directed by Ise Mohamed Hasan

PV "When life gives you a hundred reasons to cry, show life that you have a thousand reasons to smile, capture them!"

10/01/2024

Posting posts is not digital marketing or even marketing!

Posting consistency without Content strategy is like having a boyfriend who never text back. You are putting efforts, but results are a bit....

Address

Muqdishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Osman Namsic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Osman Namsic:

Share