Ahmad Deeq Abdullahi

Ahmad Deeq Abdullahi Welcome gacmo furan iyo qalbi furan�

DEG DEG: Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciid...
26/09/2024

DEG DEG: Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay General Asad Cismaan Cabdullaahi.

Taliyaha cusub ee Goluhu ansixiyey, ayaa ah sarkaal aqoon iyo khibrad u leh arrimaha ciidammada, isaga oo intii u dhaxeysay sanadihii 2007 ilaa 2018 soo noqday Taliyaha Ciidanka Amniga Puntland ee PSF.

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac.

23/07/2024

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqday xarunta la socodka Doorashada Goleyaasha deegaanka ee sadexda degmo ee Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo ku taal hotel Martisoor.

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey madasha ayaa u mahadceliyay Guddiga Doorashooyinka iyo Howlwadeennada la shaqeeyay, Laamaha Amniga , Warbaahinta iyo Gorjoogtada kala duwan.

19/07/2024

Ninkaan wuxuu ahaa Mufakar weyn oo ay dadku fahmi waayeen. Cabdiqani Ahmed oo ku magac dheeraa Dulqarnayn waxaa la sheegay in uu Laascanood saaka ugu geeriyooday dhaawac dhowaan soo gaaray waxa uu ka hadlaayo, muuqaaladii laga duubay dhammaantood markaa dib u daawato dadka la jooga way isaga maadsanayaan, lkn waxaa muuqata in uu maskax ahaan ka horreeyay.

Alle ha u naxariisto Dul-qarneyn, murtidiisii wuu la dhintay

19/07/2024

Nasiibkii oo Dad ah

Address

Qardho

Telephone

+252907329088

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmad Deeq Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmad Deeq Abdullahi:

Share