29/01/2026
Shaacinta Natiijada Imtixaanka Teeramka 1aad, 2025-2026.
------------------------------------------
Maanta oo Talaada ah
Taariikhduna ay tahay. 27/01/2026
Ayaa waxaa si rasmi ah loo shaaciyey natiijada imtixaanaadka teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2025โ2026,
Shaacinta natiijadan waxay timid kadib markii Xafiiska Imtixaanaadka Dugsiga uu si buuxda u dhammeystiray:
โ Sixiddii imtixaanaadka
โ Hubintii iyo xaqiijintii buundooyinka
โ Ku keydintii natiijooyinka Database-ka rasmiga ah ee dugsiga.
Tani waxay muujinaysaa dadaalka joogtada ah ee dugsiga ugu jiro hirgelinta hufnaan, cadaalad iyo tayo waxbarasho oo sare.
๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ช ๐๐๐๐ค ๐๐๐ฉ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฉ๐๐ญ๐๐๐ฃ๐ ๐ :
Si aad u ogaatid natiijadaada, fadlan raac tallaabooyinkan soo socda:
1. ๐๐๐๐ญ ๐ก๐๐ฃ๐ -๐๐: https://macmuurprimaryschool.com/showresult.aspx
2. ๐๐๐ญ๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐จ๐๐ 3๐ฝ๐ค๐ญ:
๐ Box ka 1aad : Ku qor Roll no kaaga Dugsiga
๐ Box ka 2aad: Dooro Fasalkaaga
๐ Box ka 3aad: Dooro nooca imtixaanka (mid tearam)
๐ ๐๐๐ช ๐๐๐ข๐๐๐ฎ๐ฃ Dooro show Result
Waxaad heleysaa natiijada imatixaankaaga
๐๐๐๐ง๐ค ๐๐๐๐ง ๐๐ :
Ardayga ilaawa Roll no- kiisa , wuxuu ka heli karaa maamulka dugsiga 0907699999
๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค & ๐ฟ๐๐ง๐๐๐๐ง๐๐ฃ :
Ugu dambayn, Maamulka Dugsiga iyo macalimiintuba waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan:
๐ Ardayda Dugsiga macmuur oo muujiyay karti iyo dadaal wax ku ool ah
Waxa kale oo maamulku dardaaran u dirayaa ardayda darajooyinkoodu hoosayso, iyaga oo ku boorinaya inay laba jibbaaraan dadaalkooda inta ka harsan Teeramka 2aad, si ay u gaaraan natiijooyin ka sii wanaagsan mustaqbalka dhow,
ูุจุงููู ุงูุชูููู