Ali Said Abdullahi Hiigsi

Ali Said Abdullahi Hiigsi Do something about it.

22/03/2022
21/04/2021

Fadlan Follow-gareey Page-ka Mohamud Ali Haji si’aad ugala socoto wararka.

https://www.facebook.com/MohamudAliHaajji/

Communication Specialist | Security Studies | Protocol & Diplomacy | UPEACE 🇺🇳– PGD.

Mutlu hissediyorum yah✊😂🙏🤗🤗🤗
23/02/2021

Mutlu hissediyorum yah✊😂🙏🤗🤗🤗

Mutlu hissediyorum❤❤😍✊
23/02/2021

Mutlu hissediyorum❤❤😍✊

31/08/2020

Koox dhallinyaro reer Hargeysa ah Muqdisho-na la keenay markii xilka ku simaha Ra’iisul wasaaraha loo magacaabay Mahdi Maxamed Guuleed ayaa qas iyo iska hor keen Turkida iyo Soomaalida dhexdeeda ah waxay ka billaabeen xaafiiska fududeynta Visaha Turkiga ee Muqdisho (MZ-Viza).

Dhallinyaradan ayaa horay uga shaqeyn jiray xaafiiska Hargeysa ee laga bixiyo Visa-ha Turkiga, Musuq-maasuq iyo wax isdaba marin lagu helay kadib ayaa laga eryey shaqadii Hargeysa iyo Xaafiiskaba, balse iyagoo dhibkaas geystay ayaa Muqdisho loo soo daabulay dabadeedna waxay isku dayeen iney Musuq kale ka billaabaan Xaafiiska Muqdisho oo hadda ay dhibaato ku hayaan.

Kooxdan oo uu gadaal ka riixayo xaafiiska ku simaha Ra’iisul wasaaraha ayaa hadda doonaya iney la wareegaan xaafiiska oo durbaba sidii Hargeysa ay lacag badan oo aan sharci aheyn ay ka qaataan dadka Muqdisho ee doonaya Visaha Turkiga iyo adeegyadda kale ee ay u baahan yihiin.

Waxay aaminsan yihiin Kooxdani in lacag nuuc kasta laga qaadi karo dadka reer Muqdisho ee loo adeegayo.

Dagaalka iyo dhibaatada kooxdan ay ku hayaan xaafiiska MZ Visa halkan kala soco wixii kasoo kordha.

08/05/2020
26/04/2020

Hambalyo ayan kuleeeyahay aby qali iyo dhamaan asxbta ka qeebqadatay

17/04/2020

Hadaa qosli waysid caafimad allaha kusiiyo 😂

Share sii dheh

Address

Ankara
06310

Telephone

+905346790734

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Said Abdullahi Hiigsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share