Himilo Somali Dreams

Himilo Somali Dreams Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Himilo Somali Dreams, Social Media Agency, Ankara/Turkey, Ankara.

Helping Somali students access fully funded scholarships & international job opportunities.
๐ŸŽ“ Education | ๐ŸŒ Global Jobs | ๐Ÿ’ก Empowerment
๐Ÿ“ž +252 66 1581383 | ๐Ÿ“Cairo, Egypt ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ

20/02/2026

๐ŸŒ™โœจ HIMILO SOMALI DREAMS โ€“ RAMADAAN SPECIAL OFFER โœจ๐ŸŒ™

Bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed, Himilo Somali Dreams waxay idiin soo bandhigaysaa fursad gaar ah oo aan h**e loo arag!

๐ŸŽ Qiimo dhimis rasmi ah oo ku saabsan Xaraynta Scholarships-ka:
โ€ข โœ… Application Fee: Kaliya $50
โ€ข ๐ŸŽ‰ Service Fee: 100% BILAASH

Tani waa fursad aad ku bilaabi karto mustaqbalkaaga adigoo kharash yar ku helaya adeeg caalami ah oo tayo sare leh.

โธป

๐ŸŽ“ Scholarships Buuxa (Fully Funded)

Annagu waxaan idiin haynaa scholarships si buuxda loo maalgeliyay (Fully Funded) oo daboolaya dhammaan kharashaadka muhiimka ah, si aad si kalsooni leh ugu bilowdaan safarkiinna waxbarasho ee caalamiga ah.

๐Ÿ“Œ Faaโ€™iidooyinka Scholarship-ka:

โ€ข ๐Ÿ’ฐ 100% Lacagta waxbarashada (Tuition Fee) la daboolayo
โ€ข ๐Ÿ  Hoy & Deganaansho bilaash ah
โ€ข ๐Ÿฝ Gunno nololeed bille ah (Monthly Stipend)
โ€ข โœˆ๏ธ Tigidh safar (Tagid & Soo Noqosho)
โ€ข ๐Ÿ“š Caymis caafimaad & adeegyo arday oo dhammeystiran

Waxaan hubinaynaa in ardaygu helo dhammaan taageerada uu u baahan yahay โ€“ laga bilaabo codsiga ilaa helitaanka fiisaha iyo safarka.

โธป

๐ŸŒ Waddamada aan ka hayno Scholarships-ka:

โ€ข ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ China
โ€ข ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Turkey
โ€ข ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ Malaysia
โ€ข ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Egypt
โ€ข ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡บ Russia
โ€ข ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Morocco
โ€ข ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช Germany
โ€ข ๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡บ Hungary
โ€ข ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น Italy
โ€ข ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง United Kingdom
โ€ข ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ United States
โ€ข ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ Canada
โ€ข ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ท South Korea
โ€ข ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ต Japan
โ€ข ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ Saudi Arabia
โ€ข ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ Qatar
โ€ข ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช United Arab Emirates

โธป

๐Ÿš€ Maxaad Ka Helaysaa Himilo Somali Dreams?

โœ”๏ธ Hagitaan xirfadeed oo heer caalami ah
โœ”๏ธ Diyaarinta dukumentiyada (CV, Motivation Letter, Study Plan)
โœ”๏ธ La socod joogto ah ilaa Admission & Visa
โœ”๏ธ Taageero buuxda ilaa aad ka gaarto jaamacadda aad ku riyoonayso

๐ŸŒŸ Hada waa waqtigii aad Himiladaada u beddeli lahayd Xaqiiqo.
Ha lumin fursaddan qiimaha dhimista leh ee Ramadaanka.

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir maanta, kuna bilow safarkaaga waxbarasho ee caalamiga ah kalsooni iyo hufnaan.

๐ŸŽ“โœจ FARIIN GUUD OO KU SOCOTA DHAMMAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED โœจ๐ŸŽ“Walaalayaal, haddii aad leedahay riyo aad ku doonayso inaad ...
14/02/2026

๐ŸŽ“โœจ FARIIN GUUD OO KU SOCOTA DHAMMAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED โœจ๐ŸŽ“

Walaalayaal, haddii aad leedahay riyo aad ku doonayso inaad ku gaadho jaamacadaha caalamka, hadda waa waqtigii aad tallaabo qaadi lahayd. Fursadaha waxbarasho ee caalamiga ah ma aha kuwo dadka gaar ah loo xusho โ€“ waa fursad qof kasta oo dadaala u bannaan.

Annagu waxaan idiin haynaa Scholarships buuxa (Fully Funded) oo daboolaya dhammaan kharashaadka muhiimka ah si aad si kalsooni leh ugu bilowdaan safarkiinna waxbarasho.

๐Ÿ“Œ Faaโ€™iidooyinka Scholarship-ka:
โ€ข ๐Ÿ’ฐ Lacagta waxbarashada oo 100% la daboolayo
โ€ข ๐Ÿ  Hoy iyo deganaansho bilaash ah
โ€ข ๐Ÿฝ Gunno nololeed bille ah (stipend)
โ€ข โœˆ๏ธ Tigidh safar (dal & dibad)
โ€ข ๐Ÿ“š Caymis caafimaad iyo adeegyo arday

๐ŸŒ Waddamada aan ka hayno Scholarships-ka:
โ€ข ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ China
โ€ข ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Turkey
โ€ข ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ Malaysia
โ€ข ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Egypt
โ€ข ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡บ Russia
โ€ข ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Morocco
โ€ข ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช Germany
โ€ข ๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡บ Hungary
โ€ข ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น Italy
โ€ข ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง United Kingdom
โ€ข ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ United States
โ€ข ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ Canada
โ€ข ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ท South Korea
โ€ข ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ต Japan
โ€ข ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ Saudi Arabia
โ€ข ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ Qatar
โ€ข ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช United Arab Emirates

๐ŸŽฏ Fursadahani waxay ku furan yihiin:
โ€ข Undergraduate (Bachelor)
โ€ข Masterโ€™s Degree
โ€ข PhD

Haddii aad rabto inaad noqoto dhakhtar, injineer, dhaqaaleyahan, ama khabiir ku takhasusay cilmiga aad jeceshahay โ€“ hadda waa waqtigii aad ka faaโ€™iidaysan lahayd fursaddan dahabiga ah.

๐Ÿ’ก Ha sugin in riyadaadu ku ekaato fikir kaliya. Ka dhig qorshe, ka dhig ficil.

๐Ÿ“ฒ Nalasoo xiriir si aad u bilowdo codsigaaga maanta.
Mustaqbalkaaga adigaa dhisaya โ€“ annagu waan ku garab taaganahay.

๐ŸŒ™ HIMILO SOMALI DREAMS ๐ŸŒ™โœˆ๏ธ Safar Cibaado oo Kugu Dayda Qalbiga๐Ÿ•‹ Xirmooyin Umrah oo Dhameystiranโ€” Raaxo โ€ข Kalsooni โ€ข Adee...
30/12/2025

๐ŸŒ™ HIMILO SOMALI DREAMS ๐ŸŒ™
โœˆ๏ธ Safar Cibaado oo Kugu Dayda Qalbiga

๐Ÿ•‹ Xirmooyin Umrah oo Dhameystiran
โ€” Raaxo โ€ข Kalsooni โ€ข Adeeg Daacad ah โ€”

๐Ÿจ Hotel Middle Class
๐Ÿ’ฐ Qiime: $1,295 oo Kaliya

โœ… Visa Umrah
โœ… Hoy Raaxo leh
โœ… Gaadiid Dhameystiran
โœ… Duulimaad Go & Back
โœ… Hagid iyo Daryeel Buuxa

๐Ÿคฒ Ku rumoobi riyadaada cibaado
โœจ Annagaa ku garab taagan talaabo kasta

๐Ÿ“ž La xiriir Himilo Somali Dreams
โ€” Safarkaaga Cibaado, Himiladeenna โ€”

19/12/2025

Sanad Cusub, Nolol Cusub, Deeq Waxbarasho Caalami ah โœˆ๏ธ๐ŸŽ“ | Himilo Somali Dreams

Sanadka 2025 wuu dhammaanayaaโ€ฆ
Waxaa bilaabanaya sanad cusub, rajjo cusub, iyo qorshayaal cusub.

Laakiin suโ€™aasha is weydiinta mudan waa:
๐Ÿ‘‰ Qorshahaaga sanadka cusub ma ku jirtaa inaad hesho deeq waxbarasho caalami ah?
๐Ÿ‘‰ Ma rabtaa nolol ka duwan tii aad hadda ku nooshahay?

Aan runta ka hadalno.
Soomaaliya k**a jirto hayโ€™ad ama dowlad si buuxda u taageerta waxbarashadaada, shahaadooyin badanna lama aqoonsanaโ€”taasoo mustaqbalkaaga halis gelin karta.

Laakiin maanta, xalka wuu jiraa.

โœจ HIMILO SOMALI DREAMS waxay kuu furtay albaabka
๐ŸŽ“ Deeqo waxbarasho oo buuxa (Full-Funded Scholarships)
๐ŸŒ Waxbarasho caalami ah oo la aqoonsan yahay
๐Ÿš€ Nolol cusub iyo fursado aan xad lahayn

โฐ Ogow: Waqtigu wuu kooban yahay.
Diiwaan-gelintu waxay socotaa December ilaa January.
Fursaduhu way xirmayaan, sanadka cusubi wuu bilaabanayaa.

โ— Ha noqon qofka mar kale leh โ€œHaddii aan ogaan lahaaโ€ฆโ€
๐Ÿ”ฅ Noqo qofka maanta goโ€™aansada.

๐Ÿ“ฉ Maanta nala soo xiriir, kuna bilow safarkaaga mustaqbalka.
Himilo Somali Dreams โ€” Xalka riyadaada.









DEEQ WAXBARASHO OO BUUXDA BAA HIMILO KUUGU DIYAAR AH KAFAAIDAYSO | FURSADDAHA YURUB! ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ๐ŸŽ“Ma dooneysaa inaad Wax ku barato...
06/12/2025

DEEQ WAXBARASHO OO BUUXDA BAA HIMILO KUUGU DIYAAR AH KAFAAIDAYSO | FURSADDAHA YURUB! ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ๐ŸŽ“

Ma dooneysaa inaad Wax ku barato mid kamid ah in ka badan 15 wadan oo Yurub ah?
Fursadan dahabiga ah hadda waa kuu diyaar! โœจ

HIMILO SOMALI DREAMS waxay kuu fududeynaysaa:
โœ… Xarayn deg-deg ah
โœ… Deeqo waxbarasho oo dhab ah
โœ… Ku habboon grade walba
โœ… Fududeynta application-ka iyo hagitaan buuxa

Ha ka harin fursad kaa beddeli karta mustaqbalkaaga!
Apply Now oo bilow safarkaaga waxbarasho ee Yurub! ๐ŸŒ๐Ÿ“š

๐Ÿ“ž +252 661 581 383
๐ŸŒ www.himilosomali.com

โธป

Hashtags:

๐ŸŽ“๐ŸŒ

Address

Ankara/Turkey
Ankara
09010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Somali Dreams posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share