Moha ALi YARE

Moha ALi YARE Social Post

𝑹𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒆𝒆𝒎 𝑫𝒉𝒂𝒎𝒂𝒂𝒏 𝑴𝒖𝒔𝒍𝒊𝒎𝒊𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑲𝒖𝒏𝒐𝒐𝒍 𝑫𝒂𝒂𝒇𝒂𝒉𝒂 𝒅𝒖𝒏𝒊𝒅𝒂 🕌🌙 Allh Baa mahad leh , inagu Gaarsiyey Caafimad iyo Barwaaqo b...
17/02/2026

𝑹𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒆𝒆𝒎 𝑫𝒉𝒂𝒎𝒂𝒂𝒏 𝑴𝒖𝒔𝒍𝒊𝒎𝒊𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑲𝒖𝒏𝒐𝒐𝒍 𝑫𝒂𝒂𝒇𝒂𝒉𝒂 𝒅𝒖𝒏𝒊𝒅𝒂 🕌🌙

Allh Baa mahad leh , inagu Gaarsiyey Caafimad iyo Barwaaqo bishani barakeysan ee Ramadan.
Waxaa Hubaal Ah in Dad badani bishii h**e Nala soomay ay maanta naga hooseyaan , sidaasi si lamida anagana mahubno in Aynu Gaari doono soonka xiga , sidaasi darteed iska cafi qof walbo oo aad wax katabaneysid Allena kabari in uu kuu dambi dhaafo Janadiisana Kugu arzaaqo bilaa xisaab.
Allah inaga wada dhigo dhamaantena kuwii bishani siday tahay ugu Faaideysta Barkooyinkeda aan xisaabta lahayn.

Ramadan mubaarik Dhamntiina 🙏🏻🕌🌙

15/07/2025
Way soo dhawaadeen 30ki maalmood ee ugu quruxda badnaa aduunka ♥️🕌🕋 yaa rabbi nabad iyo caafimaad nagu gaarsii 🤲🤲
20/01/2025

Way soo dhawaadeen 30ki maalmood ee ugu quruxda badnaa aduunka ♥️🕌🕋 yaa rabbi nabad iyo caafimaad nagu gaarsii 🤲🤲

02/01/2025

Hablihii 2000 dhashay caawa waa 25 jir, yaan la isu dhuuman, 18 jirku iminka 2007dii buu ka bilaabmayaa.

Go'aankii h**e go'aan ka adag oo 2007da lagu meelmariyo ayaa loo baahan yahay. ☄️😜

Isku day magaciisa bahalkaas
01/01/2025

Isku day magaciisa bahalkaas

Allow sanad kher kiisa wato inoga dhig inash allah
01/01/2025

Allow sanad kher kiisa wato inoga dhig inash allah

31/12/2024

Hlow🤙☄️

Address

Sodonka
Ankara
06000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha ALi YARE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share