Baarleex Media

Baarleex Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baarleex Media, Media Agency, Istanbul.

28/11/2023

MAAMADAAS INEE CADAALAD HESHO AAN U RAJEENEENAA

Qiimahooda waa 8 dollar kaliya halaga faaideesto
28/11/2023

Qiimahooda waa 8 dollar kaliya halaga faaideesto

Hambalyo soo dhaha wiilasheena
28/11/2023

Hambalyo soo dhaha wiilasheena

28/11/2023

(Siyaasi )
Qeex hadii lagu dhaho maxaad ku qeexi laheed

28/11/2023

liverpool fun

28/10/2023

Qaaci

Marka Aad  dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada  ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa , Sida Barkintada ho...
02/02/2022

Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa , Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda Waa goormee .? Waa Marka Lagu maydhayo iyo Marka Lagu Kanfayo Labadaba.

Marka Lagu aaso Ruuxdaada Waxeey Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jidhkaaga Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo😭😭😭😭.

Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay oo kale Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax jeer Oo isku Xig Xigta Aad isku dayidoontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa.

Ka dib Waxaad Arkeysa Mugdiga Ka jira godka qabriga dhexdiisa , Lkn Mar Walba Oo Aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaado Darbiga Qabriga ayaad Madax Ku dhufaneysa.

Marka Aad Aragto Xaaladaada in aanay Caadi aheyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa.

Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir Kuwaa Oo Loo Wakiishay Kaliya In ay Qabriga dadka Ku su"aalaan Sadax Su"aalood.

Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Ma aha Baasaboorkaa dhalashadada Ama Lacag iyo Maal , Ee Kaliya Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Xagga Rabbigaa Diintaada Rasuulkaaga csw.

Labo Mid ayaad Noqon Mid ka Jawaaba Oo liibaana Ama Mid Ku dhaca Oo khasaara 😢

Ka dib Waxaa Laguu Wadayaa Goob lagu magacaabo Xayaatu-barzaq Waxeey leedahay goobtaa laba albaab Mid Waxa Uu Ku sii jeedaa janada
Mid ka Kale isaguna Waxaa Uu Ku Sii jeedaa Xaga jahanamo Halkaas ayaad Ku sugi doontaa Xisaabta iyo isa Soo bixinta Qiyaamaha.

Markaa ka dib Laba Meelood mid ayaad tegi Ama janno Ama Naar Allah ha inaga badbaadiyee

Sido kale Maalmaha Qaar Waxaa ku soo booqan doona qaar Ka Mid ah qaraabadada iyo Asxaabtaada

Waxaa la Wariyaa in Uu Malag Kuu imaan doona Kuguna Wargelin doona in Qof Ehelkaaga ah Ku soo Salaamay Waxaa Uu kugu Odhanayaa, Waxaa Kuu Wiikaaga ama Hooyada Ama inantaada Ama Xaaskaaga.

Ruuxdaadu Wey Ka Soo baxeysaa godka Qabriga Waxeey soo Koreysaa korka Sare Ee Qabriga , Waxeey rabtaa in ay dhageeysato Waxa Uu odhan doono qofka yimid Ee Soo Booqdaha ah.

F: G: Waxaan jecleystay inaan Nafteeyda iyo Naftaada geerida Xasuusiyo si Aan Uga towbad keeno Dambiyada aan galeyno Wll mcn

-Dhamaanteen Allah ha inoo dambi dhaafo 🤲
- Khaatumada Allah ha inoo hagaajiyo 🤲
Allah dartiis U faafi Nabiga scw waxa Uu yiri " بلغوا عني ولو

29/01/2022

Hooyo

Ra'isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xaafiiskiisa ku qaabilay Suldaanka guud ee beelaha habargidir ee dawlad...
27/01/2022

Ra'isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xaafiiskiisa ku qaabilay Suldaanka guud ee beelaha habargidir ee dawlad deegaanka Soomaaliada Suldaan Muuse Suldaan Xaashi Canshuur kaas oo howla shaqo u jooga Magaalda Muqdisho.

Suldaanka iyo Ra'isulwasaare Rooble ayaa iska xog wareystay xaaladda guud ee dalka
si gaar ah xaaladaha ay ku sugan yihiin dadka uu matalo Suldaanka kuwaas oo ku nool dowlad deegaanka Soomaalida

27/01/2022

Ku Salliya nabiga wallyl Scw Scw scw

Address

Istanbul

Telephone

+252618000906

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baarleex Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baarleex Media:

Share

Category