Jamiil Media

Jamiil Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jamiil Media, Media Agency, Fatih, Istanbul.

Wax walba oo wanaag iyo khayr ah, Bandhiga tarikhda islaamka, bahinta warbixinada arimaha bulshada, barnamijyo kala jaad ah oo tayo leh, dubista xayaysisyada ugu imow Jamiil Media

Waxaa magaalad jigjiga laydiinka furay macadka al-raxma ee barashada culuumta shareecada ,luuqadaha iyo xirfadaha
12/05/2026

Waxaa magaalad jigjiga laydiinka furay macadka al-raxma ee barashada culuumta shareecada ,luuqadaha iyo xirfadaha

Ciid mubaaarak Bahda Jamiil Media  waxay ugu hambalyeenaysaa dhamaan muslimiinta caalamka munaasabada ciidul-fidriga 144...
19/03/2026

Ciid mubaaarak
Bahda Jamiil Media waxay ugu hambalyeenaysaa dhamaan muslimiinta caalamka munaasabada ciidul-fidriga 1447 H.C ilaahy soonkii salaadii iyo cibaadadii aan soo wadnay ha inaga aqbalo ciidan ciideeda faraxd , barwaaqo iyo badhaadhe ha inagu gaadhsiiyo
Ciiidukum mubaaarak

Mansha allah mabruuk hambalyo dhamaan ardayda tartamayaasha ah ee guulaystay Tartanka Quraanka DDS
14/03/2026

Mansha allah mabruuk hambalyo dhamaan ardayda tartamayaasha ah ee guulaystay
Tartanka Quraanka DDS

25/02/2026

Culimada oo xanuunsata waa bulshada oo xanuunsatta

Si toos ah ayaad ula socon doontaan kitaabka sheikha ee bacdal duhur masjid jaamac jigjiga
18/02/2026

Si toos ah ayaad ula socon doontaan kitaabka sheikha ee bacdal duhur masjid jaamac jigjiga

15/02/2026

Podcast BAADIYE ilaa PhD
Part - two qaybtii labaad
Jigjigadii H**e maxaad kataqaanaa

15/02/2026

Xafladda furitaanka macadka al-Raxma ee barshada culuumta shareecada , luuqadaha iyo farsamooyinka
Xaafadaha qumaadaha

Bishaaro Bishaaro Bishaaro Dhamaan bulsho waynta ku dhaqan Caasimada jigjiga waxaan ugu bishaareenaynaa kitaabkii Bisha ...
03/02/2026

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Dhamaan bulsho waynta ku dhaqan Caasimada jigjiga waxaan ugu bishaareenaynaa kitaabkii Bisha Ramadaan ee uu inoo akhrin jiray sheekheena
Sh.c.qaadir sh.xuseen faarax (Sh.c.qaadir siiro) in sanadkan lamarinayo kitaabkii raxiiqa qaybtiisii 3ªªḍ

Address

Fatih
Istanbul
34000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamiil Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jamiil Media:

Share

Category