Mohamud Gaacir

Mohamud Gaacir 🌍 Culture | History | Community
Sharing the beauty of Somali traditions, language, art, and stories. Join us in honoring the past and inspiring the future.

"Hiddo Wanaagsan" – The Good Culture
🔔 Follow for daily insights!

Hashaan aragtidaada ma tahay hal canood mise maahan?
03/06/2026

Hashaan aragtidaada ma tahay hal canood mise maahan?

01/06/2026
01/06/2026

Waa xiliga ugu fiican ee la maalgashado geela.

31/05/2026
Hashaan midabkeedka la iska rabaa?
31/05/2026

Hashaan midabkeedka la iska rabaa?

30/05/2026

Horay ma u maqashay sheekadaan yaabka leh?

Geela waxa is dhaafsha waa degaanka uu joogo sida uu u yahay dhul daaq fiican leh balse geela ku nool dhulka aan nacfiga...
29/05/2026

Geela waxa is dhaafsha waa degaanka uu joogo sida uu u yahay dhul daaq fiican leh balse geela ku nool dhulka aan nacfiga badan lahayn waa geel iska caato ah inta badan.

29/05/2026

Nolosha maalinta ee baadiyaha arag.

28/05/2026

Eid Mubaarak dhammaan asxaabta iyo bulshada sharafta leh ee nooga xiran page-keenna.

Ciiddaan barakaysan waxaan idiin rajeynayaa farxad, caafimaad, barwaaqo iyo nabad.

Mahadsanidiin taageeradiinna joogtada ah iyo sida aad mar walba noola garab taagan tihiin.

Ciid Wanaagsan dhammaantiin.

Address

Sisli

Telephone

+254701801446

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Gaacir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamud Gaacir:

Share