Som media

Som media News and advertisement

23/07/2023

hadda kawarama ninkaan waligiisba maguuraan waaa iskaabulo😄😄😄😄😄

11/09/2022
10/09/2022

Waaa qiso cajiib ah

01/06/2021

Asc dhaman somali mohamed

Dacad nimada qarked ogow wa damiir xumo  🙏Laba eray ku qeex sawirkan  🙏ʟɪᴋᴇ  sᴀᴀʀ ᴘᴀɢᴇ ᴋᴀ  🙏ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ
14/12/2020

Dacad nimada qarked ogow wa damiir xumo 🙏
Laba eray ku qeex sawirkan 🙏
ʟɪᴋᴇ sᴀᴀʀ ᴘᴀɢᴇ ᴋᴀ 🙏ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ

Waa imisa wajiile qofkani Share and like page
02/12/2020

Waa imisa wajiile qofkani
Share and like page

Anigoo ah Laandheer Taliye Muuse muudeywaxaa halkaan ka cadaynaya inaan u taaganhy xilka madax nimo ee dowladda fedralka...
21/11/2020

Anigoo ah Laandheer Taliye Muuse muudeywaxaa halkaan ka cadaynaya inaan u taaganhy xilka madax nimo ee dowladda fedralka somalia
Kadib marki aan arky qab qablayaal idin bdn oo raba in wadan ka lacagstan kadibna ka tagaan
Waxa si gaar ah isu guurin doona wilal iyo gabdho bdn o iskaabulo ah
II codeeya 200 shuubaa idin xaartye

21/11/2020

Wayana dambe waxad arkaysa dhalinta qar O kaligod mel iska fadhiya xoga isku buqsan waxad kuledahay war sxb iska waran wuxu kugu leyahay sxb fcn maxa sidan dhan iskugu buqsantahay ayad weydinesa wuxu kugu dhahay sxb barnamij meshan ayan rabay inan bilabo lkn waxan ka walwalsana in U isocon wayo sxb wa barnamij fican mabilawday hada barnamijka O waku qasartay miya ayad kudhahay sxb maye hada kadib an rabay inan bilabo O sxb waxa ad sidan dhan iskugu buqsantahay waba barnamij adan wali bilabin miya O hawo le ah anigana waxan islaha sxbka xoga barnamij u bilabay wu ka fashilmay aqiyarta udhex gal xoga odayga halo ceymiyo O hada hawo anba uqarami rabnay miya

Bashiir Americo Wuxuu U Dulqaadan Waayay Commentiyada Caayda Ah , Commentiyada Qaar Xanuun Ayee Dadka ku Ridaan! Dharka ...
14/11/2020

Bashiir Americo Wuxuu U Dulqaadan Waayay Commentiyada Caayda Ah , Commentiyada Qaar Xanuun Ayee Dadka ku Ridaan! Dharka Ayaa Dhiganeeysaa...

TPLF Waxay  duqeeyeen  garoonka diyaaradaha ee Asmara dalka Eritria.HAWSHU WAY BALADHATAY!!Laba saacadood ka hor uunbay ...
14/11/2020

TPLF Waxay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee Asmara dalka Eritria.

HAWSHU WAY BALADHATAY!!

Laba saacadood ka hor uunbay markaan idin lahaa meel bay duqayn rabaan
Wayba ka dhabeeyeen !!

Hasocoto 😀

yussuf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaad...
14/11/2020

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, ahna Kuxigeenka 1-aad ee Guddoomiyaha Gobolka iyo Duqa magaalada Muqdisho, halka Mudane Cali Yare Cali loo magacaabay Ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda.

Madaxweynaha oo sidoo kale ayaa u magacaabay Mudane Faarax Cabdi Diini Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir, halka Mudane Xiireey Axmed Rooble loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir.

Address

Rubaga
Kampala

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category