11/08/2017
Waxan idinku so dhawaynaynaa Page kan cusub oo aan ugu talagalnay dhalinteen soomaliyeed inagoo isku dayi doona inan baahiyadooda xaga dharka iyo gabaha ka caawino .
Wax yabaha an idin hayno waxaa ka mid ah :
Suudadka raga oo noocyo kala duwan leh haday ahaan lahayen suudad toliin ah, jakadaha fashion ka ah iyo suudadka Turkiga ah.
xaga dumarka waxan u haynaa Kabo casri ah oo an runtii is leenahy ad bay ugu nuuri doonan iyo weliba boorsoonyin aad ugu ffican xaga xarakada.
hadii ad daneenayso adeeg yada an kor kuso xusnay fadlan nagala so xiriir whats app number:
+358408703823/+252615264541.
mahadsanidiin.